2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Degmada Cadaado Oo Ka Aragti Dhiibtay Waxqabadka Maamulka Galmaudug Oo Sanad Jirsaday Shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan degmada Cadaado ayaa aragti kala duwan waxa ay ka dhiibteen waxqabadka maamulka Galmudug oo sanad jirsaday. Dadka oo aragtidooda ku kala duwanaa ayaa qaarkood waxay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 36 Qof Oo Cudurka Shuban Biyoodka Ugu Geeriyootay Magaalada B/weyne Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in 36 qof ay cudurka Shuban biyoodka ugu geeriyootay magaaladaasi, sidoo kalena ay la il daran yihiin cudurkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Beelihii Ku Dagaallamay Gobolka Sool Oo Wada Hadal Uga Billowday Laascaanood Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool waxaa wada hadal uga billowday beello walaalo ah oo dhawaan ku dagaallamay deegaanka Dharkeyn Geenyo ee gobolkaasi, dagaalkaasi oo khasaare badan dhaliyey. Waxgaradka gobolka Sool…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaxooti Soomaaliyeed Oo Si Iskood Ah Uga Soo Laabanaya Xeryaha Dhadhaab Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa in dalkooda hooyo ay dib ugu soo laabtaan qaar ka mid ah qaxootiga Soomaaliyeed ee ku sugnaa mudada badan xeryaha Dhadhaab. Inkastoo tirada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Ka Wada Degmada B/xaawo Ee Gedo Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa degmada B/xaawo ee gobolka Gedo waxay ka wadaan howlgallo la sheegay in lagu baadi goobayo rag ka tirsan Xarakada Al-shabaab. Taliyaha saldhigga Booliiska degmadaasi Xuseen…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Banaadir Oo Ku Guuleystay Dib u Celinta Guri In Ka Badan 20 Sano Ka Maqnaa Dadkii Lahaa Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale oo maanta warbaahinta kula hadlay waaxda Maaj ee degmada Waaberi ayaa sheegay in maamulkiisu uu ku guuleystay xallinta guri maalmihii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Booliiska Gobolka Banaadir Oo Wada Shaqeyn Ka Dalbaday Shacabka Muqdisho Taliyaha Booliiska qeybta gobolka Banaadir ee dowladda Federaalka Soomaaliya Bishaar Abshir Geeddi oo la hadlayey warbaahinta ayaa sheegay in ciidamada Booliiska iyo kuwa Nabad sugidda ay shacabka ka doonayaan inay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka In Ka Badan 80 Oo Ku Dhimatay Qaraxyo Ka Dhacay Baqdaad In ka badan 80 qof ayaa ku dhintay halka 200 ku dhaawacmeen qarax ka dhacay xaafadda Karaada ee bartamaha magaalada Baqdaad. Weerarkan oo Daacish sheegatay mas’uuliyadiisa waxaa sidoo kale ku…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Goobjoog Media Group Iyo Dhallinyaro Soomaaliyeed Oo Dhireyn Ka Wada Waddooyinka Muqdisho (Sawirro) Goobjoog Media Group iyo qaybteeda Faaya dhowrka Deegaanka oo dhiiragelinaya Hal abuurka Ubaxa Caasimadda oo ah mashruuc lagu dhiraynayo waddooyinka caasimadda ee la dhisay ayaa raadraadin ugu jira sidii caasimaddu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Gacanta Ku Dhigay Gaari La Sheegay Inuu Siday Hub Iyo Walxaha Qarxa (Sawirro) Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan kuwa NISA ayaa howlgal ay habeenkii xalay ahaa ka sameeyeen Xaafadda Sey-biyaano ee degmada Hodon waxay kusoo qabteen gaari la sheegay inuu siday hub…