1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbahaysiga Xisbiyada Soomaaliyeed: Wixii Dhib Ah Ee Ku Yimaada Madaxda Xisbiyadu Waxaa Mas’uul Ka Ah Madaxweynaha Golaha xisbiyada dalka oo kulan ay ku yeesheen Muqdisho kasoo saaray war qoraal ah ayaa sheegay in Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu qaadanayo mas’uuliyadda wixii dhib ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Al-shabaab Kala Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Baay Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM ayaa howlgallo ay ka sameeyeen gobolka Baay waxay Al-shabaab kala wareegeen deegaanno hoostaga degmada Qansaxdheere ee gobolkaasi. Ciidamadan ayaa ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe: Shisheeye Al- Kama Saari Karo Dalka shabaab Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa sheegay in ciidamo shisheeye oo dalka ku sugan aanay Al-shabaab dalka ka saari karin. Waxa uu sheegay in ciidamada shisheeye ay dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Sheegtay Inay Dishey Sarkaal Ka Tirsan Al-shabaab Dowladda Kenya ayaa sheegtay inay dishey sarkaal sare oo ka tirsanaa xarakada Al-shabaab kadib howlgallo ay sameeyeen ciidankeeda. Booliiska dalkaasi ayaa sheegay inay dileen Jumca Maxamed Jakarta oo loo yaqaanay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Oo Amaan u Jeediyey Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in Xabsiga Dhexe ee Muqdisho uu ka muuqdo gudashada waajibaadka saxda ah ee loo igmadey ee ah dhaqan-celinta bulshada. Madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Boqolaal Shacab Ah Oo Soo Booqday Xarunta Dhexe Ee Goobjoog Media Group (Sawirro) Iyadoo maalintii Labaad loo dabaaldegayo munaasabadda ciidul Fidriga ayaa hadane shacabkii ugu badnaa waxay booqasho ku imaanayaa xarunta dhexe Goobjoog Media Group ee magaalada Muqdisho. Shacabkan ayaa ka kala imaanaya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Goobjoog Media Group Oo Shacabka Soomaaliyeed Ugu Hambalyeenaysa Munaasabadda Ciidda Goobjoog Media Group ayaa guud ahaan shacabka Soomaaliyeed waxay ugu hambalyeeynayaan munaasabadda ciidul Fidriga. Dhammaan shacabka Muslimiinta ah gaar ahaan kuwa Soomaaliyeed waxaynu leenahay ciid wanaagsan, sanadkaan kiisa kale ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Koowaad Ee Ciidul Fidriga Oo Loo Dabaaldegayo Maanta oo Arbaco ah waxay ku beegan tahay maalinta Koowaad ee ciidul fidriga iyadoo guud ahaan caalamka looga dabaaldegayo maalintaan. Muslimiinta ayaa soomanaa muddo 30 maalin ah, waxaana maanta ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Shabellaha Dhexe Oo Cafis u Fidiyey Maxaabiis Ku Xirnaa Xabsiga Jowhar Maamulka Gobolka Shabeelaha Dhexe ee Dowlada Soomaaliya ayaa xabsiga kasii daayey Sagaal ka mid ah maxaabiis ku jirtay Xabsiga Magaalada Jowhar kadib cafis maamulka uu u fidiyay Maxaabiistaasi. Waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ku Dhawaad 10 Qof Oo Ku Dhaawacantay Qarax Ka Dhacay Degmada Wadajir Ugu yaraan 8 qof ayaa ku dhaawacantay qarax maanta ka dhacay suuqa weyn ee degmada Wadajir magaaladan Muqdisho. Qaraxani ayaa lagu tuuray gaari nuuciisu yahay Kaarib oo taagnaa suuqaweyn ee…