1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dib u Dhac Ku Yimid Wafdigii IGAD Ee Ku Wajahnaa Magaalada B/weyne Warar goor dhow soo gaaray Goobjoog News ayaa waxay sheegayaan in uu dib u dhac uu maanta ku yimid xubno ka socday urur goboleedka IGAD kuwaasi oo la filayey inay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Daacish Oo Soo Riday Diyaarad Dagaal Oo Ruushku Leeyahay Mid ka mid ah diyaaradaha qumaatiga u kaca ee dalka Ruushka ayaa lagu riday Magaalada Tudmur ee dalka Suuriya iyadoo halkaas ay ku geeriyooday labo duuliye oo saarnaa, sidaa waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Israsaaseyn Ka Dhalatay Isbaaro Qaadis Ay Ciidanka AMISOM Ka Wadeen B/weyne Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ka dhacday Israsaaseyn u dhaxeysay ciidamo ka tirsan AMISOM iyo Maleeshiyaad la sheegay in Isbaaro…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Amniga Puntland: Dadka Amni Xumida Ka Wada Gaalkacyo Cirka Kama Imaan Wasiirka amniga maamulka Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab ayaa sheegay in tallaab adag ay ka qaadi doonaan dadka amni xumida ka wada waqooyiga magaalada Gaalkacyo oo maalmahan kusoo badanayeen falal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Culimada Soomaaliyeed Oo Cambaareeyay Qaraxii Ka Dhacay Magaalada Barakeysan Ee Madiina Al-Munawara Culumada Soomaaliyeed oo kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa cambaareeyay weerarkii Ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay meel ku dhow masjidka Nabigeenna Muxamad NNKH, magaalada Barakeysan Madiina Al-Munawara ee Dalka Sacuudiga.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mucaaradka Kenya Oo Ka Walaacsan Amni Darada Gobolka Waqooyi Bari Xubno ka tirsan mucaaradka dalka Kenya ayaa si kulul waxay uga hadleen amni darada ka jirta deegaanno ka mid ah gobolka Waqooyi bari, iyaga oao ku baaqay in degdeg arrinkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Ka Digey Dagaallo Ka Dhaca Deegaannada Galmudug Maalmihii ugu dambeysay waxaa soo baxayey warar sheegaya in dhaq dhaqaaqyo ciidan oo ay kala wadaan ciidamada Ahlu-sunna iyo kuwa Galmudug ka soconayaan gobolka Galgaduud, ayaa hadane waxgaradka ku dhaqan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdi Ka Socda IGAD Oo Maanta Ku Wajahan Magaalada Baladweyne Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa maanta oo Axad ah ku wajahan wafdi ballaaran oo ka socda urur Goboleedka IGAD. Wafdigan ayaa ulajeedka u tagayaan magaalada Baadweyne waxay tahay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 6 Qof Oo Cudurka Shuban Biyoodka Ugu Geeriyootay Degmada Buuloburte, Hiiraan Wararka ka imaanaya degmada Buuloburte ee gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka dilaacay cudurka shuban biyoodka kaasi oo gallaaftay nolosha Lix qof , iyadoo tiro kale ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo Gaar Ah Oo Tababar Loogu Soo Xiray Kismaayo (Sawirro) Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa tababar waxa uu magaalada Kismaayo ugu soo xiray ciidamo gaar ah oo ka tirsan ilaalada madaxtooyada Jubbaland. Ciidamadan waxay muddooyinkaan tababarkan ku…