1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka B/weyne: Ma Aqbali Donno Isbaaro Loo Dhigto Shacabka Maamulka magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in marnaba aanay u dulqaadan doonin isbaaro loo dhigto shacabka ku dhaqan magaaladaasi, kadib howlgallo Isbaaro qaadis ah oo ciidanka amniga ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Ciidamo Ka Tirsan Jubbaland Oo La Wareegay Degmada B/xaawo Ciidamo ka tirsan maamulka Jubbaland ayaa lagu soo waramayaa in ay awood kula wareegeen degmada B/xaawo ee gobolka Gedo. Ciidan uu hoggaaminayo wasiirka amniga Jubbaland C/rashiid Janan ayaa la sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Sh/hoose Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab ayaa habeenkii xalay ahaa ka dhacay deegaanka Laanta Buuro ee gobolka Shabellaha Hoose. Dagaalkan ayaa billowday kadib markii Al-shabaab la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibadbax La Filayo In Maanta Uu Ka Dhaco Magaalada Muqdisho Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka lagu qabto dibadbax ballaaran oo ay soo qaban qaabiyeen culimada Soomaaliyeed kaasi oo looga soo horjeedo weerarkii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda Oo Taageertay Go’aankii Culimada Soomaaliyeed Ee Looga Horjeeday Weerarkii Magaalada Madina Al-munawara Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulan gaar ah, waxaana kulanka shir gudoominayay Ra’iisal Wasaare ku Xigeenka XFS Mudane Maxamed Cumar Carteh, waxana ay Goluhu si…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Portugal Oo Hanatay Koobka Qaramada Yurub (Sawirro) Xulka Portugal ayaa hantay Koobka Qaramada Yurub ee 2016 kaddib markii ay 1-0 uga badiyeen xulkii martida loo ahaa ee Faransiiska. Xulka Portugal oo ka niyad jabay dhaawicii Ronaldo ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-shabaab Oo Weerar Kale Ka Geystay Kenya Rag la sheegay in ay ka tirsan yihiin Xarakada Al-shabaab ayaa weerar ku qaaday gaari ay la socdeen dad shacab ah, kaasi oo marayey gobolka Waqooyi bari Kenya. Gaarigan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Arrimaha Gudaha: Doorasho Dalka Ka Hirgesha Waxay Ku Xiran Tahay In Beesha Caalamka Laga Helo 13 Milyan iyo Bar Oo Dollar Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda arrimaha gudaha Yaxye Cali Hareeri oo wareysi toos ah siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in hirgelinta jadwalka doorasho ee 2016-ka laga wareejiyay wasaaradda arrimaha gudaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo Sheegtay Inay Buraburisay Saldhig Al-shabaab Ku Lahaayeen Sh/hoose War-saxaafadeed maanta oo Axad ah kasoo baxay madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in howlgal ay xalay iyo saakay ciidamada dowladda Federaalka ka fuliyeen gobolka Shabellaha Hoose gaar ahaan deegaanka Gamboole…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaali Waxyeello Kasoo Gaartay Dagaal Ka Socda Koonfurta Sudan Dagaal u dhaxeeya ciidamo kala taabacsan madaxweynaha Koonfurta Sudan iyo ku xigeenkiisa ayaa goor dhow dib uga billowday magaalada Juba oo xarun u ah dalkaasi. Dagaalkaan oo khasaare kala duwan…