1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkii Odayaasha Hiiraan Iyo IGAD Uga Socday B/weyne Oo Natiijo La’aan Ku Dhamaaday Maanta waxaa magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan gaaray wafdi ballaran oo ka socday Ururur goboleedka IGAD, waxaana ay la kulmeen waxgaradka Hiiraan gaar ahaan kuwa dhaliilsan shirka Jowhar. Waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Farsamada Ee Sameynta Golaha Deegaanka Gobolka Banaadir Oo La Magacaabay Wareegto uu soo saaray wasiirka arrimaha gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen Odowaa ayaa lagu magacaabay guddiga farsamada ee sameynta golaha deegaanka gobolka Banaadir. Guddigan ayaa ka kooban…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Caawa Ka Dhacay Degmada Waaberi Ee Muqdisho Qarax la sheegay inuu ahaa Miino ayaa caawa ka dhacay degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho gaar ahaan dhabarka dambe ee saldhigga degmadaasi. Qaraxan ayaa la sheegay in lagu qariyey qashin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DEG DEG:- Wafdi Ka Socda Urur Goboleedka IGAD Oo Gaaray B/weyne Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in goor dhaw halkaasi ay gaareen wafdi ballaaran oo ka socda urur goboleedka IGAD kuwaasi oo lagu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Magaalada Marka Oo Al-shabaab Shalay Gudaha u Galeen Ciidamada Al-shabaab oo shalay gudaha u galay magaalada Marka kadib markii ay ka baxeen ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in habeenkii xalay ahaa ay bandow kusopo rogeenxaafado…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isgaarsiinta Deegaanno Ka Tirsan Gobolka Gedo Oo Dib Hawada Ugu Soo Laabatay Degmooyinka Buurdhuubo , Garbahaaray iyo Tuulo Barwaaqo oo ka tirsan Gobolka Gedo, waxa ay dadku dib u heleen adeeggii Isgaarsiinta oo jarnaa Muddo Labo maalin ah . Ulajeedka hawadda looga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faa’idada Dhaqaale Ee Turkiga Ugu Jirta Dib Usoo Laabasha Xiriirkoodii Ruushka Maalmihii la soo dhaafay waxaa dib u soo hagaagayay xiriirkii diblumaasiyadeed ee Turkiga iyo Ruushka, dib u soo laabashada dalxiisayaasha Ruushka iyo cunaqabateynta oo laga qaado waxsoosaarka Turkiga waxay Balaayiin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dood Kulul Oo Ku Saabsan Doorashada 2016 (Dhageyso) Goobjoog Fm ayaa qabatay dood kulul oo ku saabsan doorashada la filayo in dalkaan ay ka dhacdo sanadkan 2016, taasi oo arrimo badan oo doorashooyinka ah lagu falanqeeyay. Dooddaan waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Haween Soomaaliyeed Oo Lagu Maxkamadeynayo Maraykanka Maxkamad ku taalla dalka Maraykanka ayaa waxaa ka billaabatay dhageysiga dacwad loo haysto Labo haween Soomaaliyeed ah kuwaasi oo horay loogu eedeeyay inay taageeareen Xarakada Al-shabaab. Hinda Cismaan Dhiirane iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Buuloburte Oo Dhaliilay Dowladda Federaalka Maamulka degmada Buuloburte ee gobolka Hiiraan ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyay inay ka gaabisay wax ka qabashada waddooyinka xiran ee degmadaasi soo gala. Duqa degmadaasi Cismaan Geedi Cilmi oo…