1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Baaq u Diray Galmudug Iyo Ahlu-sunna Qaar ka mid ah waxgaradka Soomaaliyeed ee ku sugan magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa baaq nabadeed u diray maamulka Galmudug iyo sidoo kale Ahlu-sunna Waljameeca oo maalmahan dambe lasoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Hobyo Oo Cabasho Ka Ah Maraakiib Shisheeye Guddoomiyaha maamulka degmada Hobyo C/laahi Axmed Cali ayaa sheegay in maraakiibta shisheeye ay dhibaato ku hayaan xeebaha gobolka Mudug islamarkaana xilli walbo caqabad ku yihiin kalluumeysatada ka jillaabta xeebaha degmada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Deeq Dawo Ah Oo La Gaarsiiyey Isbitaalka Baladweyne Deeq dawo ah ayaa la gaarsiiyey Isbitaalka guud ee magaalada Baladweyne halkaasi oo maalmahan dambe ay dawo la’aan ka jirtay sidoo kalena ay jiifaan bukaanno badan. Hay’ad magaceeda lagu sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Baaqyada Nabadda Ee Loo Dirayo Suudaanta Koonfureed Oo Sii Kordhaya Waxaa is soo taraya baaqyada caalamku uu u jeedinayo dalka dunida ugu cusub ee Koofurta Sudan oo ku dhowaad Todobaad ay ka taagan yihiin xiisado colaadeed. War kasoo baxay Aqalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Al-shabaab Oo Gudaha u Galay Magaalada Marka Ciidamada Xarakada Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa in maanta ay gudaha u galeen xaafado ka mid ah magaalada Marka ee gobolka Shabellaha Hoose, kadib markii magaaladaasi isaga baxeen ciidanka dowladda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Soo Dhaweysay Dibadbax Maanta Ka Dhacay Muqdisho Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska, ayaa lagu soo dhaweeyay Banaanbax balaaran oo Maanta ka dhacay Masaajidka Isbahaysiga Islaamka ee Magaalada Muqdisho, kaas oo ay soo abaabuleen qaybaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Mujtamaca Adduunka Iyo Maalgashiga Gabdhaha Maanta oo kale sanad walba waxaa dunida laga xusaa World Population Day, dunidan oo ay ku noolyihiin in ka badan 7.4 Bilyan dad ah ayaa laga walwalsan yahay tirada sii kordheysa.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo Oo Shaki Geliyey In Waqtigeeda Ku Dhacdo Doorashada 2016 (Dhageyso) Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo oo wareysi dhinacyo badan taabanaya siiyey Goobjoog News ayaa kaga hadlay arrimo badan oo ku saabsan doorashooyinka la filayo in sanadkaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Ammaanka Oo Baaq Nabadeed u Diray Madaxda Koonfurta Sudan Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ayaa ugu baaqay dhinacyadda ku dagaalamaya dalka koofurta Sudan in si degdeg ah ay ku joojiyaan colaadda. Kulan degdeg ah oo ay goluhu isugu yimaadeen ayeey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Mas’uul Hore Oo Maxkamad Lasoo Taagay Maxkamadda darajada Koowaad gobolka Nugaal ee Puntland ayaa waxaa kasoo muuqday ku xigeenkii hore ee duqa Gaalkacyo Yacquub Maxamed Cabdalla oo ku xirnaa xabsiga dhexe ee magaalada Garoowe. Yacquub oo…