1 daqiiqo Sheeko:Dalka Meydka Qof Shacab Ah Oo Laga Helay Duleedka Baladweyne Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in meydka qof shacab ah laga helay saakay deegaanka Luuq Jeelow ee duleedka magaalada Baladweyne. Wariyeyaasheena ku sugan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Idaacadda Goobjoog Oo Afar Sano Jirsatay Idaacadda Goobjoog ayaa Maanta oo ay ku beegan tahay 14 July waxa ay u dabaaldegaysaa sanadguuradii Afaraad ee kasoo wareegtay markii dhidibada loo taagay Idaacadda. 14-kii July sanadkii 2012 ayeey…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qodobo Laga Soo Saaray Shirka Siyaasadda Amniga Qaran Ee Kismaayo Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose waxaa ka soconayey shirka siyaasadda amniga qaran, waxaana laga soo saaray war-saxaafadeed lagu xusay qodobada shirka. War-Saxaafadeed:- Kulankii Dawladda F. Soomaaliya iyo Dawlad Goboleedka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Malala Yousafzai Oo Dhalasheeda 19-naad Ku Qaadatay Xerada Dhadhaab Gabadha ku guuleysatay Nobel-ka ee Malala Yousafzai ayaa talaadadii booqatay xerada qaxootiga ee ugu weyn aduunka ee Dhadhaab. Malala Yousafzai waxaa ay wakaaladda wararka ee Associated Press u sheegtay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal U Dhaxeeyay Ciidamada Dowladda Iyo Al-shabaab Oo Ka Dhacay Baay Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garabsanaya kuwa maamulka Koonfur Galbeed iyo Al-shabaab oo dhinac ah ayaa habeenkii xalay ahaa ka dhacay deegaanka Goofgaduud ee gobolka Baay. Dagaalkaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Degmada Waaberi Oo Raadinaya Rag Hubeysan Oo Habeenkii Dadka Dhaca Taliska Booliiska degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in xaafadaha degmadaasi ay ka jiraan Mootooyin hub saaran yihiin oo dadka shacabka ah xilliga habeenkii ah lagu dhibaateeyo loogana qaato…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Shirar Gaar Gaar Ah Ku Leh Magaalada Baladweyne Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ka soconayaan kulamo gaar gaar ah oo ay yeelanayaan qaar ka mid ah waxgaradka gobolkaasi. Kulan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Booliiska Sh/dhexe Oo Digniin u Diray Beello Abaabul Dagaal Ka Wada Degmada Warsheekh Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa digniin u diray shaqsiyaad uu sheegay maamulka inay degmada Warsheekh ka wadaan isku dirka beello wada deggan degmadaasi Korneel Khaliif Carfaaye oo ah taliyaha Qeybta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Kenya Oo Nairobi Ku Dilay Muwaadiniin Soomaaliyeed Ciidamada Booliiska Kenya ayaa lagu soo waramayaa in habeenkii xalay ahaa ay xaafadda Islii ee magaalada Nairobi ku dileen Labo wiil oo ka mid ah dhallinyarada Soomaaliyeed ee ku dhaqan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka David Cameron Oo Maanta Shaqada Ka Tagaya Ra’iisul wasaaraha dalka Ingiriiska David Cameron ayaa lagu wadaa in maanta oo Arbaco ah ah uu si toos ah uga tago xafiiskiisa, kadib markii uu dhawaan ku dhawaaqay inuu is…