1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoysas Ku Nool Magaalada Muqdisho Oo Dalbaday Gurmad Bini’aadannimo Ku dhowaad 150 qoys oo ku nool duleedka magaalada Muqdisho ayaa codsaday in gargaar bini’aadannimo lala soo gaaro. Qoysaskani oo kasoo barakacay markoodii hore degaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Iyo Siyaasiyiin Sheegay In La Marin Habaabiyey Maqaamka Muqdisho Siyaasiyiin iyo waxgarad ku kulmay magaalada Muqdisho kana soo jeeda gobolkan Banaadir ayaa sheegay in magaalada Muqdisho iyo maqaamkeeda siyaasadeed la marin habaabiyey oo Muqdisho aysan helin xaqeedii siyaasadeed. Waxgaradkan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Weerar Lagu Qaaday Ciidamo Ka Tirsan AMISOM Oo Ku Sugan Gedo Weerar gaadiid dagaal looga gubay ciidamada Kenya ee AMISOM ayaa maanta ka dhacay gobalka Gedo ee Koonfurta Galbeed Soomaaliya. Wararka ka imaanaya inta u dhaxeysa degaannada Buuzaar iyo Ceelwaaq ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 84 Qof Oo Ku Dhintay Weerar Ka Dhacay Nice, Farance Ugu yaraan 84 qof ayaa ku dhimatay gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay oo dad ku jiiray magaalada Nice ee dalka Fanasiiska. Dadka qaar waxaa ay u carareen dhanka badda…
7 daqiiqo Sheeko:Dalka Goobjoog FM: 4 Sano Oo Shaqo Xowli Ah Iyo Horumar Hor Leh Raadiyaha Goobjoog waxaa uu u dabaaldegay sanad guuradii 4-aad markii ugu horeysay ee dadweynaha Soomaaliyeed ay maqleeen “Halkani waa Goobjoog FM”. 4 sano kadib, Goobjoog waxaa ay hawada soo gelineysaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Warfaafinta Oo Hambalyo u Dirtay Idaacadda Goobjoog Wasaaradda warfaafinta xukuumadda Soomaaliya ayaa dirtay hambalyo ku aadan sanadguuradii 4-aad ee Goobjoog. Wasiir ku xigeenka wasaaraddaasi C/laahi Colaad Rooble oo hadal ka jeediyey munaasabad loogu dabaaldegayo maalinta oo hadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka XildhibaanC/samad: Fariimaha Ugu Badan Ee Wararka Waxaan Ka Helaa Goobjoog Xildhibaan C/samad Macallin Maxamuud oo ka mid ah xildhibaannada baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku amaanay Idaacadda Goobjoog shaqada adage ee ay u hayaan shacabka Soomaaliyeed. Waxa uu sheegay in afariimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasi Salaad Cali Jeelle “Goobjoog Waxaa Laga Rabaa In Musuqa Soo Saarto” Siyaasiga Salaad Cali Jeelle oo xilal kala duwan dalka kasoo qabtay ayaa hadal ka jeediyey munaasabadda loogu dabaaldegayo Sanadguurada Afaraad ee Goobjoog ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku aadan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Macallin Fiqi: Warka Goobjoog Ay Sheegto Maalinta Kale Ayeey Idaacadaha Kale Sheegaan Xoghayaha guud ee xisbiga Daljir Axmed Macallin Fiqi ayaa ka mid ahaa madaxda Soomaaliyeed ee ka qeybgashay munaasabadda sanadguuradii 4-aad ee aas aaska Goobjoog ayaa ku dheeraaday ka hadlay waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tarsan: Wariyaasha Goobjoog Shuruur Ma Qaataan Guddoomiyahii hore ee gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo ka mid ahaa mas’uuliyiintii ka hadashay goor dhow munaasabadda Goobjoog ee sanadguurada 4-aad ayaa hambalyo u diray maamulka iyo shaqaalaha…