1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Shaqada Iyo Shaqaalaha: Waxaan Wadnaa Qorshe Lagu Soo Celinayo Shaqada Qaranka Agaasimaha waaxda shaqada, shaqaalaha iyo shaqo abuurka ee wasaaradda shaqada xukuumadda Soomaaliya C/risaaq Macallin Cilmi oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News ayaa sheegay in wasaaradda ay waddo qorshaha ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mas’uuliyiin Ka Tirsan Galmudug Oo Ku Geeriyooday Shil Ka Dhacay Gobolka Mudug Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Galmudug iyo nabadoon caan ka ah deegaannada maamulkaasi ka arimiyo ayaa ku geeriyooday shil gaari oo ka dhacay deegaanka Saddex Higlo oo qiyaastii 50 KM u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Sheegtay Inay Gacanta Ku Dhigtay Darees Ciidan Oo Loo Waday Al-shabaab War-saxaafadeed kasoo baxay maamulka Galmudug ayaa lagu sheegay in gacanta ay ku dhigeen darees ciidan oo ay tilmaameen in loo waday dhanka Al-shabaab. Dareeskan ayeey sheegeen in laga keenay dhanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo u Digtey Somaliland Maamulka Puntland ayaa sheegay in daan daansi dagaal ay gobolka Sool ka wadaan maamulka Somaliland oo ay sheegeen inay kusoo xadgudbeen xuduudda Puntland. Wasiirka amniga Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warka Galabnimo Ee Goobjoog Fm (Dhageyso) Waxaan halkaan idiin kugu soo gubineynaa warka Galabnimo ee Goobjoog Fm, waxaana lagu soo qaatay warkeena aqodobo dhowr ah oo gudaha dalka iyo dibadda isugu jira. Galabnimadan waxaa warkeenna inoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Al-shabaab Oo La Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Gobolka Mudug Ciidamo badan oo Al-shabaab ah islamarkaana wata gaadiid dagaal ayaa lagu soo waramayaa in maanta ay la wareegeen deegaanno ka tirsan gobolka Mudug ee Galmudug. Waxaa la sheegayaa in Al-shabaab…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda Soomaaliya Oo Xireysa Mashaariicda fathullah Gülen ee Soomaaliya Wasiirrada xukuumadda federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta isku raacay in 7 maalmood gudahood lagu xero Mashaariicda fathullah gülen ee Soomaaliya. Ninkan oo Mucaarad ku ah madaxweynaha Turkiga Erdogan ayaa dhowr…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynihii Hore Ee Puntland Oo Kaalin Ka Qaadanaya Daminta Xiisad Ka Jirta Gobolka Sool Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland C/raxmaan Faroole ayaa sheegay in kaalin xooggan uu ka qaadan doono daminta colaadda ka jirta deegaanno ka mid ah gobolka Sool. Waxa uu sheegay in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Mas’uuliyiin Ka Tirsan Dowladda Oo Ka Qeybgalay Dibadbax Ka Dhacay Muqdisho (Sawirro) Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacay dibadbax ballaaran oo looga soo horjeedo inqilaabkii fashilmay ee xubno ka mid ah Milatariga Turkiga ku doonayeen inay ku qabsadaan dalkaasi. Dibadbaxan ayaa waxaa…
9 daqiiqo Sheeko:Dalka 5 Sabab Oo Shacabka Soomaaliyeed U Jecel Yihiin Madaxweynaha Turkiga Erdogan Soomaaliya sida Turkiga oo kale, xalay ilaa maanta waxaa laga dareemayaa afgambiga dhicisoobey ee lagu sameeyay Madaxweyne Erdogan, dadka waxaa ay ku dhafreen shaashadaha Telefishinnada si ay ula socdaan wararka…