Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa casho sharaf ugu sameeyay Xarunta Madaxtooyada, guddoomiyeyaasha degmooyinka gobolka Banaadir. Madaxweynaha ayaa hadal uu u jeediyay guddoomiyeyaasha, waxaa uu ku ammaanay…