1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diiwaangelinta Dooraashada Somaliland Oo Ka Billaabatay Gobolka Sanaag Deegaanno badan oo ka tirsan gobolka Sanaag waxaa ka billowday diiwaan gelinta cod bixiyeyaasha doorashooyinka Somaliland, iyadoo gobolkaasi ay tageen guddiga doorashooyinka ee maamulkaasi. Degmooyinka kala ah Dhahar, Badhan iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Fanaan Shey Mire Dacar Oo Ku Geeriyooday Hargeysa Allaha u naxariistee waxaa gelinkii dambe ee shalay magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland ku geeriyooday fanaankii caanka ahaa Sahey Mire Dacar oo maalmahan ku xanuusanayey Isbitaal ku yaalla magaalladaasi.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka AMISOM: Waa Been Warka Dhahaya Al-shabaab Ayaa Marka Maamulaya Taliska Ciidanka AMISOM ee Soomaaliya ayaa been abuur ku sheegay wararka sheegayey in dhawaan meello ka mid ah magaaladaasi ay la wareegeen ciidamo ka tirsan Xarakada Al-shabaab. Afhayeenka ciidamada AMISOM…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saddex Ka Tirsan Booliiska Maraykanka Oo La Dilay Nin hubeysan ayaa dilay Saddex ka tirsan ciidamada Boliska gobolka Louisiana ee dalka Mareykanka xilli ay shaqo ku jireen, iyadoo isla halkaana lagu dilay ninkii weerarka soo qaaday. Warbaahinta Mareykanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Armenia: Saldhig Booliis Ah Oo La Qabsaday Hal qof ayaa ku dhintay qaar kale waa ku dhaawacmeen kadib markii koox mucaarad ah ay qabsadeen saldhig booliis oo ku yaalla caasimadda Armenia ee Yerevan. Kooxdan ayaa saldhigga ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdullaahi Gaafow Maxamuud Oo Noqday Taliyaha Cusub Ee NISA Golaha Wasiirrada ayaa shirkoodii sabtidii si rasmi ah ugu magacaabay Taliyaha Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka in uu noqdo S/G Cabdulaahi Gaafow Maxamuud. Go’aanka wasiirrada ayaa imaanaya kadib markii madaxweynaha…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Madaxeedka Afrika Oo Looga Dhawaaqayo Baasaboor dalalka Afrika Mideeya Waxaa Maanta Rwanda ka furmaya shir madaxeedka Afrika ee 27-aad, kaas oo xogga lagu saarayo xuquuqul insaanka, Dhibaatooyinka ka jira South Sudan, Somalia iyo Burundi, waxaana sidoo kale lagu daahfuri…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warka Subax Ee Goobjoog Fm (Dhageyso) Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa warka subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaana warka aynu kusoo qaadan doonnaa wararkii ugu dambeeyay ee dalka iyo dibadda. Warkeena waxaa saakay soo saaray islamarkaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiil Ka Socota Dowladda Federaalka Iyo AMISOM Oo Maanta Ku Wajahan Magaalada Marka Maanta oo Axad ah ayaa lagu wadaa in magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabellaha Hoose ay gaaraan saraakiil ciidan oo ka kala socda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo AMISOM. Saraakiishan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Amniga Magaalada Marka Oo La Adkeynayo Maamulka magaalada Marka ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay inay adkeyn doonaan amniga guud ee magaaladaasi oo maalmahan dambe gacan ku haynteeda dowladda iyo Al-shabaab isku dabamarayeen. Guddoomiyaha magaaladaasi Xasan…