1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyaha Cusub Ee AMISOM Oo Shaqadiisa Si Rasmi Ah Ula Wareegay Waxaa maanta xafiiska si rasmi ah ula wareegay Taliyaha cusub ee AMISOM Lt. General Cusman Noor Soubagleh, isagoo badalay General Jonathan Rono. Ambassador Francisco Caetano Madeira oo ah ninka Midowga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Masar Oo Hub Iyo Gaadiid Ku Wareejisay Dowladda Federaalka Soomaaliya (Sawirro) Dowladda Masar ayaa maanta oo Talaado ah waxay gaadiid iyo hub ku wareejisay wasaaradda difaaca ee xukuumadda Soomaaliya kadbin munaasabad kooban oo ka dhacday magaalada Muqdisho. Gaadiidkaan iyo hubka ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Ka Hadashay Shacbkii Ay Gobolka Baay Ku Dileen Ciidanka Itoobiya War-saxaafadeed kasoo baxay wasiirka wasaaradda warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa looga hadlay falkii shalay ciidanka Itoobiya ku dileen dad shacab ah. Wasiir Maareeye ayaa qoraalkiisa ku sheegay…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Macallin Fiqi: Dacwad Ayaan Ka Gudbineynaa Wasaaradda Amniga Axmed Macallin Fiqi oo ah xoghayaha guud ee xisbiga Daljir ayaa wareysi gaar ah oo maanta uu siiyey Gooboog News waxa uu ku sheegay in dacwad ay ka gudbin doonaan…
7 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Heer Federal: Waa Macquul In Doorashada Daahdo…. Ficilka Ha La igu Qiimeeyo Goobjoog News ayaa noqotay warbaahintii ugu horeysay ee wareysi la yeelata Guddoomiyaha guddiga hirgelinta Doorashada Heer Federaal Cumar Maxamed Cabdulle. Abuukaate Cumar waxaa uu Goobjoog News kala hadlay shaqada guddiga,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dib u Habeyn Lagu Sameynayo Ciidamada Ilaalada Deegaanka Ee Muqdisho Taliyaha ciidamada ilaalinta deegaanka Xamar C/naasir Maxamuud Indho-qarshe ayaa sheegay in tababar ku filan aanay helin ciidamadaasi, kuwaasi oo hadda qabta howlo badan oo ay ka mid tahay qaadista canshuurta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Degmada Hilwaa Oo Cabasho Ka Ah Rag Hubeysan Oo Habeenkii Dhac Ka Geysta Degmadaasi Qaar ka mid ah dadka ku nool xaafado ka tirsan degmada Hilwaa ee magaalada Muqdisho ayaa cabasho waxay ka muujinayaan rag hubeysan oo wata Mootooyin kuwaasi oo dhac u geysta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Sheegtay In Dhulkeeda Ka Difaaceyso Somaliland Kulan looga hadlayay amaanka degaanada muranka uu ka taagan yahay ee gobollada Sool iyo Sanaag isla markaana qaarkood ay ka dhaceen dagaal u dhaxeeyay ciidamo kala taabacsan Puntland iyo Somaliland…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warka Subaxnimo Ee Goobjoog Fm (Dhageyso) Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa warka subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaana saakay idiin tabineysa wariyaheena Leyla Cismaan Maxamuud, waxaana warkeenna soo saaray Hanad Cali Guuleed. Riix halkaan si aad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Iyo Somaliland Oo Dhaq Dhaqaaqyo Ka Wada Gobolka Sanaag Ciidamada maamullada Puntland iyo Somaliland ayaa lagu soo waramayaa in saakay oo Talaado ah ay dhaq dhaqaaqyo ciidan ka wadaan deegaanno ka mid gobolka Sanaag, halkaasi oo laga baqayo in…