3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Ganacsiga Oo Goobjoog Fm Uga Waramay Shirarka Maalgashiga Iyo Ganacsiga Ee Nairobi Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warashada xukuumadda Soomaaliya C/rashiid Maxamed Axmed oo wareysi siiyey Goobjoog Fm isaga oo ku sugan magaalada Nairobi ayaa faah faahin ka bixiyey shirarka maalgashiga Soomaaliya iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mas’uul ka tirsan Xafiiska Ra’isul Wasaaraha Oo Nairobi Ku Geeriyooday Ku xigeenka Xogheyaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’isul Wasaaraha Maxamed Yusuf Aden ayaa ku geeriyooday magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya. Safiirka Soomaaliya ee Kenya Jamaal Maxamed Xasan ayaa Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo Burundi Ah Kana Tirsan Howlgalka AMISOM Oo Ku Laabanaya Dalkooda Ciidamo ka tirsan hawlgalka nabad ilaalinta ee AMISOM gaar ahaa kuwa ka socda dalka Burundi ayaa ku laabanaya dalkooda sanad kadib waxaana ciidamadaasi ay ka tirsanaayeen ururka 32-aad iyo 33-aad.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda, AMISOM Iyo Kuwo Maraykan Ah Oo Howlgal Qorsheysan Ka Fuliyey J/hoose Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa howlgal ay shalay gelinkii dambe ay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran islamarkaana kaashanayay AMISOM iyo kuwo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Erdogan Oo Xaalad Degdeg ah Ku soo Rogay Turkiga Madaxweynaha Turkiga Erdogan ayaa waxaa uu xalad degdeg ah ku soo rogay dalkaasi, Xaaladda degdegga ah oo muddo 3 bil ah socon doonta ayaa bilaabatay jimcihii tagay. Erdogan oo dadka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Dad Lagu Qabtay Ka Sameeyay Degmada Baraawe Ee Sh/hoose Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgallo amniga lagu xaqiijinayo waxay ka sameeyeen degmada Baraawe ee gobolka Shabellaha Hoose kaasi oo dad badan lagu qabtay. Inta la xaqiijiyey waxaa howlgalkaan ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Shabellaha Hoose Oo Qorsheynaya Isbedal Amni Oo Gobolkaasi Ka Dhaca Maamulka gobolka Shabellaha Hoose ee Koonfur Galbeed ayaa sheegay in dhawaan ay isbedal amni ka sameyn doonaan guud ahaan gobolkaasi, kadib markii falalks amni darro uu gobolkaasi kusoo batay. Xoghayaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Hadlayey Horumarinta Ganacsiga Soomaaliya Oo Ka Dhacay Nairobi, Kenya Shir looga hadlayey horumarinta ganacsiga iyo dhaqaalaha dalka ayaa lagu qabtay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, waxaana ka qeybgalay xubno ka kala socday wasaaradaha ganacsiga, Qorsheynta Xukuumadda Soomaaliya, wakiillo matalayey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisad Dagaal Oo Laga Soo Sheegayo Gobolka Sanaag Wararka ka imaanaya gobolka Sanaag ayaa waxay ku waramayaan in halkaasi ay dhaq dhaqaaqyo ciidan ka kala wadaan maamullada Somaliland iyo Puntland, iyadoo ay cirka isku sii shareertay xiisaddii dhinayacdaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 34 Qof Oo Soomaalida Kenyaan Ah Ayaa Lagu La’yahay Dalkaas, Human rights Watch Hey’adda u doodad xuquuqda aadanaha ee Human rights Watch ayaa Isniintii sheegtay in la la’yahay ilaa 34 qof oo ah Soomaalida Kenya. Hey’adda waxaa ay ku doodeysaa in sharciga ay…