1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Al-shabaab Kala Wareegay Deegaan Ka Tirsan Gobolka J/hoose Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa lagu soo waramayaa in ay Al-shabaab kala wareegeen deegaanka Beerxaano ee gobolka Jubada Hoose. Deegaankaan oo ku dhow gobolka Jubada Hoose ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Ku Kulmay Gobolka Sanaag Oo u Digay Somaliland Qaar ka mid ah waxgaradka ku dhaqan gobolka Sanaag ayaa kulan ay isugu yimaadeen waxay kaga hadleen xiisadaha ka jira deegaanno ka mid ah gobolkaasi, iyaga oo digniin u diray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo Howlgallo Ka Sameeyay Gobolka Hiiraan Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa howlgal ay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay ka sameeyeen deegaanno ka mid ah bariga gobolka Hiiraan. Howlgalkaan ayaa ahaa mid…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Doorashada Dib U Dhigay?! Doorashada in ay dib uga dhacday xilligii lagu ballamay arrinkaas muran ka ma jiro, weliba waxaa raalli ka ah haatan dowladda federaalka ah, maamul goboleedka iyo beesha caalamka! Siyaasiyiin, aqoon…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Carruur La Il Daran Cudurka Maqaarka Ku Dhaca Oo Waalidkood Uu La Hadlay Goobjoog News In ka badan 40 carruur ah oo ku nool Wajer iyo tuulooyinka ku hareereysan ayaa la sheegayaa inay la il daran yihiin cudurada ku dhaca maqaarka ah. Xasan Salaad Geedi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump Oo Aqbalay Murashaxnimada Xisbiga Jamhuuriga, Una Dhaartay Clinton Donald John Trump ayaa khamiistii jeediyay khudbad dheer oo socotay 1 saac iyo 15 daqiiqo, Khudbaddan oo lagus heegay mid holac ah, waxaa uu ugu horeyn aqbalay murashax in uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Gobolka J/hoose Oo Ciidanka Dowladda Iyo AMISOM Howlgallo Gaar Ah Ka fuliyeen Waxaa deggan xaaladda degaanno ka tirsan gobalka Jubbada Hoose oo howlgal qorsheysan uu ka dhacay saacadihii lasoo dhaafay. Wararka aynu ka heleyno degaan lagu magacaabo Burkooy oo ka tirsan Jubbada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo Loogu Baaqay Inay Wax Ka Qabato Dagaallada Puntland Iyo Somaliland Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa loogu baaqay inay faragaliso colaadda iyo xiisado dagaal oo ka taagan gobolka Sanaag kuwaas oo u dhaxeeya maamullada Somaliland iyo Puntland. Ururrada Bulshada rayidka ah Puntland…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Beelo Ku Dagaallamay Degmada Warsheekh Ee Sh/dhexe Oo La Heshiisiinayo Maamulka degmada Warsheekh ee gobolka Shabellaha Dhexe, siyaasiyiin iyo waxgarad ayaa ku mashquulsan dib u heshiisiin loo sameynayo beelo walaalo ah oo dhawaan ku dagaallamay degmadaasi. Wxaa soconaya wada hadalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaxooti Soomaali Ah Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Diyaaraddii 3-aad ayaa maanta dad qaxooti ah keentay dalka Kenya iyadoo ka degtay magaalada Baydhabo ee xarunta koofur galbeed. Diyaaradda ayaa waxaa saarnaa ilaa 34 qof oo qosos ah, dadkan…