1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Oo Maanta Lagu Caleema Saarayo B/weyne Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa in magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan lagu caleemo saaro Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble. Magaalada Beledweyne waxaa gaaray Odayaa dhaqameed, siyaasiyiin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Burundi Oo Ciidamo Cusub Usoo Dirtay Soomaaliya Dowladda Burundi ayaa Soomaaliya u soo dirtay ciidamo kuwaas oo ka mid ah howlgalka nabad ilaalinta ee AMISOM, ciidamadan ayaa bedelaya kuwa kale ee horay uga baxay Soomaaliya kuwaa oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’isul wasaare Cumar: Janaraal Caare waxa uu ahaa shaqsi naftiisa u huray sidii loo horumarin lahaa Ciidanka xoogga Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar cabdirashid ayaa ka tacsiyadeeyey geerida ku timid Janaraal Cabdiraxmaan Warsame Cilmi Caare oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Janaraal Caare ayaa muddo dheer ka tirsanaa ciidanka xogga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo Howlgallo Ka Sameeyay Gobolka Bakool Maamulka degmada Xudur ee gobalka Bakool ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgal guud oo maalintii Labaad uu sheegay inay ciidamada ka wadaan degaanno hoostaga magaalada Xudur. Guddoomiye xigeenka dhanka ammaanka ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Laguma Dhisin Cabsi, Tim Kaine Tim Kaine oo ah ninka ay Clinton u dooratay ku xigeenka ayaa hadlay isagoo sheegay in Mareykanka aan lagu dhisin cabsi, hadalkaas oo liddi ku ahaa Trump. Kaine oo weerar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ururka NUSOJ Oo Soo Dhaweeyay Go’aan Kasoo Baxay Maxkamadda Sare Ee Dalka Ururka saxafiyiinta NUSOJ ayaa soo dhoweeyay go’aan ka soo baxay maxkamadda sare ee dalka oo lagu amray in wasaaradaha Dowladda federaalku ay la shaqeeyaan ururkaasi. Xoghayaha ururka NUSOJ Maxamed Ibraahim…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Banaadir Oo Xilka Ka Qaadi Doona Guddoomiyihii Degmadiisa Isbaaro Lagu Dhigto Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in degmadii lagu arko isbaaro uu guddoomiyaha degmadaasi xilkiisa ku weyn doono. Hadalkani ayaa yimid kadib kulan ay maanta Muqdisho ku qaateen guddoomiyeyaasha gobolkani Banaadir…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Munich: Ninka Dadka Laayey Horay Ayuu u Qorsheeyay Booliiska Munich waxaa ay sheegayaan in ninka dadka laayey uu qorsheynayey falkaas argigixiso muddo hal sano ka badan, Siyaasiyiin u dhashay dalka Jarmalka waxaa ay soo jeediyeen in la xakameeyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: 8 Qof Oo Dil Toogasho Ah Lagu Xukumay Maxkamadda Darajada Koowaad Ciidanka qalabka sida ee Somaliland ayaa maanta oo Axad ah waxay dil toogasho ah ku xukunta Sideed qof oo ku eedeysnaa inay ka dambeeyeen dilka taliyahii qeybta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ilaalada Madaxtooyada Turkiga Oo La Kala Dirayo Dowladda Turkiga ayaa la sheegayaa in ay go’aansatay in ay kala dirto Ciidanka ah ilaalada madaxtooyada Turkiga, ciidanka ayaa la xiray ilaa 300 oo askari. Ra’isul wasaaraha Turkiga Binali Yildirim…