1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo Faarujiyey Degmada Aw-dheegle Ee Gobolka Sh/hoose Wararka ka imaanaya degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM ay faarujiyeen degmadaasi oo shalay gelinkii dambe…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 19 Qof Oo Toorey Lagu Dilay Dalka Japan 19 qof ayaa Toorey lagu dilay meel dadka Baahiyada gaarka ah qaba lagu xanaaneeyo oo ay ku jiraan, sidaa waxaa sheegtay hey’adaha gargaarka dalka Japan. Dhacdada oo maanta ka dhacday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Oo Lagu Caleemo Saaray Duleedka B/weyne (Sawirro) Munaasabad lagu lagu caleemo saarayey Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble ayaa maanta ka dhacday deegaanka Ceel-jaalle ee duleedka magaalada B/weyne. In ka badan 50 Ugaas dhaqameed, waxgarad, siyaasiyiin, xubno…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka G20: Ka Bixitaanka Britain Ee Midawga Yurub Waxa Uu Qatar Ku Yahay Koritaanka Dhaqaalaha Caalamka Ka bixitaanka Britain ee midowga yurub ayaa qatar ku ah koritaanka dhaqaalaha caalamka ayuu yiri madaxa maaliyadda wadamada la isku yiraahdo G20 isagoo wacad ku maray in ay isticmaali doonaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Carwada Buugaagta ee Hargeisa Oo Kulmisay Qalinleyda Soomaaliyeed Carwada Buugaagta ee Hargeisa ayaa si habsami ah waxaa uu bandhiggeeda 9-aad uga socdaa magaalada Hargeisa ee xarunta maamulka Somaliland. Carwadan oo gashay maalintii 3-aad ayaa waxaa looga hadlayaa garsoorka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Shacab Careysan Oo Dibadbax Ka Billaabay Gobolka Togdheer Wararka ka imaanaya gobolka Togdheer ayaa waxay sheegayaan in dibadbax ballaaran ay halkaasi ka billaabeen shacab ka careysan xukun dil ah oo shalay maxkamadda ciidamada Somaliland ku ridday 8 qof…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tahriibayaal Meydkooda Laga Helay Liibiya Waxaa Axaddii dalka Liibiya ku soo caariyay ilaa 41 meyd oo ka mid ahaa dad la rumeysan yahay in ay u tahriibayeen badda u dhaxeysa Libya iyo Talyaaniga. In ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Madaxeedka Jaamacadda Carabta Oo Ka Furmaya Mauritania Waxaa maanta dalka Mauritania ka furmay shir madaxdeedka Jaamacadda Carabta, boqorro, Amiirro iyo Madaxweyneyaal ayaa la filayaa in ay ka soo qeyb galaan shirka. Waxaa Maalmihii la soo dhaafay shirar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaarado Dagaal Oo Duqeyn Ka Geystay Gobolka Gedo Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in diyaarado dagaal oo loo maleeyay in laga leeyahay dalka Kenya ay duqeyn saacado socotay ka geysteen deegaanka Ceelcadde ee gobolka Gedo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Xalay Ku Dagaallamay Sh/dhexe Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Al-shabaab oo dhinac ah ayaa ka dhacay deegaanno ku dhow degmada Cadalle ee gobolka Shabellaha Dhexe, kaasi oo khasaare kala duwan geystay.…