2 daqiiqo Sheeko:Dalka Carwadii 9-aad Ee Buugaagta Oo Hargeysa Laga Furay (Sawirro) Magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland ayaa laga furay carwadii 9-aad ee Buugaagta, halkaasi oo buugaag badan lagu soo bandhigay. Carwadan oo ay kasoo qeybgaleen dadyow kala duwan oo isugu jira…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Gaari Laga Soo Buuxiyey Walxaha Qarxa Oo Lagu Qabtay Muqdisho (Sawirro) Ciidamada Nabad Sugidda iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliyed ayaa habeenkii xalay ahaa soo bandhigay gaari nooca raaxada ah oo laga soo buuxiyey walxaha qarxa kaasi oo lagu qabtay magaalada Muqdisho, lana…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Ka Dhacay Nairobi Oo Baaq Nabadeed Loogu Diray Beello Ku Dagaallamay Sool Shir ay ka qeybgaleen Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo ka soo jeeda degaanaada maamulka khaatumo, siyaasiyiin, aqoonyahanno, waxgarad, Haween iyo guud ahaan jaaliyadda Khaatumo ee ku dhaqan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Iyo Ra’iisul Wasaaraha Oo Wufuud Caalami Ah Ku Qaabilay Muqdisho Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Sharma’arke ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada qaabiley wufuud kala duwan oo ka kala socday caalamka. Waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Duqa Galkacyo Oo La Doortay Gole deegaanka waqooyiga Galkacyo oo ka kooban ilaa 31 xunood ayaa maanta doortay guddomiyaha degmada Galkacyo Maxamud Yasin Axmed. Maxamed waxaa uu xilkaas heyn doonaa 5 sano ee soo socota,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaallada Gobolka Sool Oo Saameeyay Ganasigii Gobolkaasi Colaadda ka jirta deegaanno ka tirsan Gobolada Sool iyo Sanaag ee Waqooyiga Soomaaliya ka sokow khasaaraha Naf iyo Maalba leh ee ay geysteen waxay saameyn toos ah ku yeesheen ganacsigi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tim Kaine Oo Noqonaya Ninka H. Clinton is garabsan Doonaan Hillary Clinton ayaa dooratay Tim Kaine in uu noqday ninka u ahaan doona madaxweyne ku xigeenka haddii ay guuleysato. Tim Kaine oo 58 jir, waxaa uu ka soo horjeeda Dhiciska, waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Weerar Ka Dhacay Dalka Jarmalka Oo Lagu Dilay Sagaal Qof Shaqi hubeysan lana sheegay inuu u dhashay dalka Iran ayaa weerar ka geystay meel laga dukaameysto oo ku taalla magaalada Munich ee dalka Jarmalka. Inta la xaqiijiyey waxaa weerarkaasi ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warka Subaxnimo Ee Goobjoog Fm (Dhageyso) Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa warka subaxnimo ee Goobjoog FM, waxaana idiin tabinaya wariyaheena Maxamed Cabdi Xuseen, waxaana soo saaray Hanad Cali Guuleed. Riix halkaan si aad warka u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Amniga Oo Faah Faahisay Howlgallo Dad Lagu Qabtay Oo Ka Dhacay Muqdisho Wasaaradda amniga gudaha ee xukuumadda Soomaaliya ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixisay howlgallo ay ciidamada amniga ka sameeyeen qaar ka mid ah xaafadaha ku yaalla magaalada Muqdisho. Afhayeenka wasaaraddaasi…