2 daqiiqo Sheeko:Dalka AMISOM Iyo QM Oo Goobjoog News Uga Warbixiyey Qaraxyadii Maanta Khasaaraha qaraxyo ka dhacay afaafka hore ee AMISOM ayaa isa soo taraya, Goobjoog News ayaa la hashay AMISOM, UNKa, Isbitaallada, Booliiska gobolka Banaadir iyo Garoonka diyaaradaha Aden Cadde. Afhayeenka AMISOM…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Sheegtay Inay Burburisay Saldhigyo Al-shabaab Ku Lahaayeen Shabellaha Hoose War-saxaafadeed laga soo saaray xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu sheegay in ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee dowladda Soomaaliya ee Danab kana tirsan Xoogga dalka iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Muwaadin Soomaaliyeed Oo Ku Dhintay Gacanta Booliiska Canada Cabdiraxmaan Cabdi waa muwaadin Soomaali ah kuna dhintay dalka Canada kadib markii ay xireen ciidamada Booliska ee dalkaasi gaar ahaan kuwa gobolka Ontario. 37-jirkan geeriyooday Booliskuna ay xireen ayaa warbaahinta…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Ciyaaraha: UNDP Nama Siin Qarash Lagu Maalgeliyey Tartanka Ciyaaraha Ee Maamul Goboleedyada Xirfadda Kubadda Cagta ayaa ka mid ah mihnadaha laga helo Qiimo lacageed, iyadoo shaqooyin loogu abuuro dadka ciyaara ama maamula sida cayaartooyda, macallimiinta Milkiilayaasha Kooxaha, Madaxda xiriirada iyo dadka daawada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Deegaanka Leego Oo Ku Dhaawacmay Qarax Ka Dhacay Sh/hoose Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar qarax ah iyo dagaal ka dhacay gobolka Shabellaha Hoose, gaar ahaan duleedka deegaanka Leego ee gobolka Shabellaha Hoose halkaasi oo waxyeello ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ugu Yaraan 12 Qof Oo Ku Geeriyootay Qaraxyo Ka Dhacay Albaabka Xerada Xalane Ee Muqdisho (Sawirro) Goobjoog News ayaa u suurta gashay in si horudhac ah u hesho khasaaraha ka dhashay Labo qarax oo goor dhow ka dhacay Albaabka xerada Xalane kuna dhow garoonka diyaaradaha Aadan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warar Dheeraad Ah Oo Laga Helayo Qaraxyo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa Labo qarax oo goor dhow ka dhacay Albaabka laga galo xerada Xalane oo ku dhow garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho kuwaasi oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Qaraxyo Ka Dhacay Nawaaxiga Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho Labo qarax oo aad u xooggan ayaa goor dhaw ka dhacay nawaaxiga garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, kuwaa oo guud ahaan laga maqlay magaalada. Qaraxyada iyo halka lala…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug Oo Qorsheyaal Horumarin Ah Ka Wada Gaalkacyo Maamulka degmada Gaalkacyo ee Galmdug ayaa wada qorsheyaal cusub oo lagu horumarinayo degmadaasi, gaar ahaan dhanka uu ka arrimiyo maamulka Galmudug. Xirsi Yuusuf Barre oo ah duqa magaalada Gaalkacyo ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Al-shabaab Oo Billaabay Inay Isku Uruursadaan Deegaanno Ku Dhow Degmada Guriceel, Galgaduud Ciidamo badan oo ka tirsan Xarakada Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa in dhaq dhaqaaqyo ay ka wadaan deegaanno ka mid ah gobolka Galgaduud. Wararku waxay sheegayaan in ciidamadan oo aad…