1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Sanaag Ee Puntland Oo Ka Hadlay Dagaaladii Dhawaan Ka Dhacay Gobolkaasi Maamulka Gobolka Sanaag ee Puntland ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey dagaallo dhawaan ay la galeen ciidamo ka tirsan Somaliland, kaasi oo khasaare uu ka dhashay. Guddoomiyaha gobolkaasi Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adda Culimada Soomaaliyeed Oo Nabad Ugu Baaqday Maamullada Puntland Iyo Somaliland Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa baaq nabadeed u dirtay maamullada Somaliland iyo Puntland oo dhawaan ku dagaallamay deegaanno ka mid ah gobolka Sanaag. Guddoomiye ku xigeenka hay’addaasi Sheekh Nuur Baaruud Gurxan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Ka Hadlay Suurtagalnimada Dib u Dhac Ku Yimaada Doorashada 2016 Aqoonyahan Maxamed Maxamuud Nuur Caalim oo ka mid ah aqoonyahannada Soomaaliyeed lana hadlay Goobjoog News ayaa sheegay in suurtagal ay tahay in doorashadu dib u dhacdo muddo Bil ah hase…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Baladweyne: Waxgarad Sheegay In Maamul Goboleed u Sameynayaan Gobolka Hiiraan Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa maanta ka dhacay kulan ay isugu yimaadeen waxgaradka gobolkaasi qaarkood gaar ahaan Ugaasyada diiddan maamul u sameynta Shabellaha Dhexe iyo Hiiraan, siyaasiyiin iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Gobolka Banaadir Oo Beeniyey In Ciidankooda Lacag Laaluush Ah Ka Qaataan Dadka Iyo Gaadiidka Taliska Booliiska gobolka Banaadir ayaa been abuur ku sheegay warar sheegayey in ciidamada Booliiska ay lacago laaluush ah ka qaataan dadka iyo gaadiidka dadweynaha ee gobolka. Bishaar Abshir Geeddi oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaalad Adag Oo Dhanka Nolosha Ah Ayaa Laga Soo Sheegayaa Degmada Diinsoor Ee Gobolka Baay Maamulka degmada Diinsoor ee gobolka Baay ayaa sheegay in xaalad bini’aadannimo oo aad u adag ay ka jirto degmadaasi. Ibraahim Maxamed Nuur Shikshigow oo ah guddoomiyaha degmadaasi oo la hadlay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Banaadir: Cadaallada Ayaa La Marin Doonaa Cid Walbo Oo Dhib Ku Haysa Shacabka Afhayeenka maamulka Gobolka Banaadir C/fitaax Cumar Xalane oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay in ka maamul ahaan ay aad uga xun yihiin dhaca loo geysto shacabka ku dhaqan degmada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warka Subaxnimo Ee Goobjoog Fm (Dhageyso) Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa warka subaxnimo ee Goobjoog Fm oo saakay qodobo dhowr ah oo dalka iyo dibaddaba isugu jira, waxaana idiin tabinaya wariyaheena Hanad Cali Guuleed. Riix…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Raashiin Ku Wareejisay Maamullada Banaadir Iyo Koonfur Galbeed (Sawirro) Wasaaradda arrimaha gudaha iyo Federaalka ee xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta waxay deeq raashiin ah ku wareejisay maamulka gobolka Banaadir, maamul goboleedka Koonfur Galbeed iyo sidoo kale ehlada wariyeyaashii dalka lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Uganda Oo Ciidamo Cusub Usoo Daabushay Soomaaliya (Sawirro) Dowladda Uganda ayaa magaalada Muqdisho waxay kasoo dejisay ciidamo cusub oo dalkeeda ah kuwaasi oo qeyb ka ah howlgalka AMISOM. War kasoo baxay taliska AMISOM ayaa lagu sheegay in ciidankaan…