1 daqiiqo Sheeko:Dalka Midowga Afrika Oo Sheegay Inay Qalabeen Doonaan Ciidanka Soomaaliya Kahor Inta Aanay Dalka Ka Bixin Midowga Afrika ayaa lagu wadaa inay ciidamadooda kala baxaan Soomaaliya sanadka 2018-ka sida uu sheegay sarkaal ka tirsan Midowga Afrika. Guddoomiyaha midowga Afrika ee ammaanka iyo nabadgelyada Ismaaciil Chergui ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Gaas Oo La Kulmay Wafdi Ka Socday Qaramada Midoobay Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta Madaxtooyada Puntland ee magaalada Gaalkacyo ku qaabilay u qaabilsanaha Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey ee dhinaca Carruurta iyo isku dhacyada dagaallada hubaysan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaannada Golaha Deegaanka Gaalkacyo Ee Puntland Oo La Dhaariyey (Sawirro) Waxaa maanta si rasmi ah loo dhaariyey xubnaha golaha deegaanka Gaalkacyo kuwaa oo ka kooban 31 mudane. Cabdirashiid Maxamed Xirsi oo ah wasiirka howlaha guud ee Puntland iyo mas’uuliyiin kale…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdi Ka Socday IGAD Oo Baladweyne Kula Shiray Qaar Ka Mid Ah Waxgaradka Hiiraan Maanta oo Isniin ah waxaa magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan gaaray wafdi ballaaran oo ka socday urur goboleedka IGAD kuwaasi oo magaaladaa ku gaaray safar aan horay loo sii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Somaliland Iyo Kuwa Puntland Oo Ku Dagaallamay Gobolka Sanaag Dagaal u dhaxeeyay ciidamada maamullada Puntland iyo Somaliland ayaa lagu soo waramayaa in maanta uu ka dhacay deegaanka Booda Cad oo qiyaastii 30-KM dhanka galbeed ka xiga degmada Dhahar ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Nin Askari Ah Oo Dilay Qof Rayid Ah Qof rayid ah ayaa ku dhintay goordhaw isgoyska KM5 ee magaalada Muqdisho kadib markii uu xabado furay nin ka tirsan ciidamada dowladda. Askariga wax dilay ayaa sidoo kale la sheegayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH: Qarax Khasaare Geystay Oo Ka Dhacay Degmada Afgooye Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in qarax Miino uu goor dhow ka dhacay duleedka degmadaasi kaasi oo khasaare u geystay askar ka tirsan ciidanka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar: Ahmiyadda Koowaad Ee Dalka Waa Amniga Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa sheegay in dalka Soomaaliya uu la qabo falalka amniga ka hor imaanaya dalalka reer Galbeedka. Waxa uu sheegay Ra’iisul wasaaraha in dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Itoobiya Oo Ku Dhawaad 20 Qof Ku Dilay Gobolka Baay Wararka ka imaanaya deegaanka Wardiinle ee gobolka Baay ayaa waxay sheegayaan in ciidamada Itoobiya ay dileen dad shacab ah oo isugu jira carruur, Haween iyo dad da ah. Mid ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Ciidamada AMISOM Iyo Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Degmada Qoryooley, Sh/hoose Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal u dhaxeeyay ciidamada AMISOM iyo kuwa Al-shabaab, kaasi oo ka dhacay degmada Qoryooley ee gobolka Shabellaha Hoose. Ciidamada AMISOM oo gelinkii dambe ee…