1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Oo Cambaareeyay Qaraxyada Sacuudiga Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud ayaa cambeeyay weerarka isniintii ka dhacay dalka Sacuudiga. “Anigoo ku hadlaya magaca Soomaaliya waxaan cambaareynayaa weeraradii iyo qaraxyadii lagu qaaday dhulka barakeysan, waxaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mashquul Fara Badan Oo Laga Dareemayo Suuqayada Muqdisho Maanta oo ah maalintii ugu dambeysay ee bisha Barakeysan Ramadan ayaa guud ahaan suuqayada magaalada Muqdisho waxaa laga dareemayaa mashquul aad u badan. Shacab badan ayaa suuqayada aad u buux…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Maxkamadeynaysa Dagaalyahanno Ka Tirsan Al-shabaab Maamulka Galmudug ayaa sheegay in dhawaan ay maxkamadeyn doonaan dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab kuwaa oo lagu qabtay dagaalladii ka dhacay deegaanno ka mid ah gobolka Mudug. Madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Baaq u Diray Xarakada Al-shabaab Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa fariin u diray Xarakada Al-shabaab, kadib markii uu jeediyey madaxweynaha khudbad uu arrimo badan kaga hadlayey. Xubnaha ka tirsan Al-shabaab sida madaxda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Banaadir Oo Ka Hadlay Shaqsiyaad Lacago Dheeraad Ah Ku Qaata Howsha Deriseynta Maamulka gobolka Banaadir ayaa ka hadlay shaqsiyaad guryaha magaalada Muqdisho ka qaata lacag ka badan lacagaha loogu talo galay in lagu qabto howlaha deriseynta taasi oo dad badan cabasho ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Uganda Oo Ku Celiyey In Ciidankiisu Kala Baxayo Soomaaliya Dowladda Uganda ayaa sheegtay in ciidamadooda ay kala bixi doonaan dalka sanadka dambe ee 2017-ka haddii aan la marsiin Howlgalka AMISOM Jihadda Saxda ah . Hadalkaan ayaa waxaa sheegay Madaxwaynaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Abaalmarinno La Guddoonsiiyey Ardaydii Ku Guuleysatay Tartanka Qur’aan Akhriska Ee Idaacadda Goobjoog Munaasabad ballaaran oo maanta oo Isniin ah lagu qabtay xarunta Akadeemiyadda Warbaahinta Soomaaliyeed (Somali Media Academy) ayaa abaal marinno lacageed waxaa lagu guddoonsiiyey Ardaydii ku guuleysatay tartanka Qur’aan Akhriska ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Puntland Oo Isbedel Ku Sameeyay Maamulka Mudug, Kalana Diray Golaha Deegaanka Gaalkacyo Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa isbedel ku sameeyay maamulka gobolka Mudug, kan Gaalkacyo iyo sidoo kale taliska booliiska gobolkaasi. Waxa uu magacaabay guddoomiye ku xigeennada gobolka Mudug,…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdikarim Guuleed Oo Sanad Kadib Miisaanka Saaran Maanta oo kale sanadkii hore ayaa la doortay Madaxweynaha Galmudug Cabdikarim Xuseen Guuleed, sanad kadib shacabka Galmudug kuma faraxsana natiijada iyo waxa la qabtay, lacag la’aan ayaa maamulka ka jirta,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Gaas iyo Saraakiisha Amniga Puntland Oo Isku Raacay Howlgallo Laga Sameeyo Gaalkacyo Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas iyo saraakiisha amniga Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ayaa isku raacay in isbedel buuxa lagu sameeyo amniga magaaladaasi kadib falal amniga ka dhan ah oo…