3 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Oo Furay Xarun Lagu Xanaaneeyo Babdhaha Agoonta Oo Dib u Habeyn Lagu Sameeyay (Sawirro) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo ay wehliso Marwada Koowaad, Marwo Qamar Cali Cumar, ayaa maanta furay Xarunta Xanaanada Agoonta Gabdhaha Degmada Boondheere ee magaalada Muqdisho oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dib u Dhis Lagu Billaabay Saldhigga Booliiska Ee Degmada Warta Nabadda 26 sano kadib ayaa loo dhaqaaqay in dib loo dhiso Saldhiga Degmada Warta Nabadda ee Gobolkan , waxaana howshan iska kaashanaya Maamulka Gobolka , kan Degmada iyo Taliska qaybta Guud…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadkii Ku Dhaawacmay Qaraxii Lafoole Oo Qaarkood La Geeyay Isbitaalka Madiina Saraakiisha caafimaadka Isbitaalka Madiina ayaa ka warbixiyey xaaladda caafimaad qaar ka mid ah dadkii ku waxyeeloobay qarax Miino oo saakay ka dhacay deegaanka Lafoole ee gobolka Shabellaha Hoose. Maxamed Nuur…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo Ka Hadashay Qaraxii Shacabka Ku Dhammaadeen Ee Ka Dhacay Lafoole Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay Dadkii ku dhintay gaari dad shacab ah ay saarnaayeen oo qarax miino uu kula kacay Deegaanka lafoole ee gobolka Shabellaha Hoose. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan sheekh…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Puntland Oo Nabad Ugu Baaqay Beelaha Ku Dagaallamaya Sool Waxgaradka Puntland ayaa si wadajir ah waxay baaq nabadeed ugu direen beelaha walaalaha ah ee ku dagaallamaya deegaanka Dharkeyn Geenyo ee gobolka Sool, halkaasi oo khasaare badan uu ka dhashay.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Qarax Bam Oo Lagu Weeraray Xabsiga B/weyne Faah Faahin Dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Bam oo habeenkii xalay ahaa lagu weeraray Xabsiga magaalada B/weyne, iyadoo lasoo sheegayo khasaare halkaasi ka dhashay. Bamkan ayaa lagu tuuray sida…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiil Ka Tirsan Booliiska Oo Soo Dhaweyn Loogu Sameeyay Cadaado Kulan lagu soo dhaweynayey saraakiil ciidan oo ka tirsan Booliiska Soomaaliya islamarkaana dhawaan gaaray degmada Cadaado si ay tababar ugu furaan ciidamo Booliis ah oo ka tirsan Galmudug ayaa habeenkii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rag Loo Maleynayo Al-shabaab Oo Gubay Booyad Biyo Oo Ay Lahaayeen Ciidanka Dowladda Ee Sh/hoose Wararka ka imaanaya gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in rag hubeysan islamarkaana loo maleynayo inay ka tirsan yihiin Xarakada Al-shabaab ay gubeen Booyad biyo u dhaamin jirtay ciidanka dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Dad Badan Ay Ku Dhinteen Oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Muqdisho Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Miino oo saakay waabarigii ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho, kaasi oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta. Gaari nooca dadweynaha ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Dib u Magacaabay Guddiga Doorashooyinka Qaranka (Akhriso) Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer Madaxweyne waxa uu mar kale ku magacaabay guddiga doorashooyinka Qaranka kadib markii wax laga bedalay guddigii uu madaxweynaha horay u magacaabay.…