1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Oo Lagu Eedeeyay Inay Hurineyso Colaadda Gobolka Sool Kulan ay isugu yimaadeen waxgaradka gobolka Sool kana dhacay deegaanka Saax-dheer ee gobolkaasi ayaa lagu ee deeyay maamulka Somaliland inay sii hurinayaan dagaal beeleedka ka socda deegaanno ku yaalla Koonfurta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Ku Baaqay In Dib u Eegis Lagu Sameeyo Odoyaasha Soo Xulaya Baarlamaanka Soomaaliya Qaar ka mid ah waxgaradka Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay dowladda Soomaaliya in dib u eegis ku sameyso Odayaasha dhaqanka ee la doonayo inay soo xulaan xildhibaannada baarlamaanka soo socda. Nabadoon…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Laascaanood: Beelihii Ku Dagaallamay Gobolka Sool Oo La Wada Hadal Siinayo Maanta oo Arbaco ah ayaa lagu wadaa in magaalada Laascaanood wada hadal ay ku yeesheen waxgaradka beelihii dhawaan ku dagaallamay deegaanno kamid ah gobolka Sool. Dadaalladan la isugu keenayo beelahan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Degmada Ceel-buur, Galgaduud Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM iyo Al-shabaab oo dhinac ah ayaa habeenkii xalay ahaa waxa uu ka dhacay degmada Ceel-buur ee gobolka…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka UNICEF Oo Ku Baaqday In La Ixtiraamo Xuquuqda Caruurta Soomaaliyeed War-saxaafadeed kasoo baxay hay’adda UNICEF islamarkaana nuqul ka mid ah soo gaaray Goobjoog News ayaa lagu dalbaday in la dhowro dhammaan xuquuqda carruurta Soomaaliyeed. War-saxaafadeedka ayaa sidan u qoran:- UNICEF…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diiyarad Nooca Loo Yaqaan Drone-ka Oo Kusoo Dhacday Gobolka Sh/hoose Wararka ka imaanaya gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in diyaarad nooca loo yaqaan Darone-ka gaar ahaan kuwa wax basaasa ay ku dhacday duleedka deegaanka Baladul Amiin ee gobolka Shabellaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Cusub Ee Wasaaradda Waxbarashada Oo Xilka La Wareegay (Sawirro) Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Dr Cabdulqaadir Cabdi Xaashi ayaa maanta la wareegay xilka Wasaaradda, waxana munaasabadda Xil-wareejinta oo ka dhacday Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ka qeyb…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saddex Qof Oo Goor Dhaw Lagu Dilay Magaalada Laascaanood Rag hubeysan ayaa la sheegay in Saddex qof oo shacab ah ay ku dileen magaalada Laascaanood ee gobolka Sool. Wariyaheena Gobolkaasi Faarax Dubad ayaa soo sheegaya in raggii dilka geystay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Oo Ka Qeybgalay Salaaddii Jannaasada Ee Burci Xamza (Sawirro) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ka qeybgaley tukashada salaadda jannaasada ee Marxuum Xildhibaan Burci Maxamed Xamza oo dhowaan ku shahiiday weerarkii waxashnimada ahaa ee argagixisada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Ammaanka, Mareykanka Iyo Midowga Yurub Oo Dhaleeceeyay Qaraxii Naasahablood Golaha Ammaanka ayaa isniintii qoraal ay soo saareen ku dhaleeceeyay weerarkii Naasahablood iyagoo sheegay in loo baahan yahay in la qaado tilaabooyin arrinkaas looga hortagayo. Golaha ammaanka ayaa ka tacsiyadeeday…