WAR DEG DEG AH:- Qarax Khasaare Geystay Oo Ka Dhacay Magaalada Marka Wararka naga soo gaaraya magaalada Marka ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in qarax Miino oo khasaare geystay uu goor dhaw halkaasi ka dhacay. Gaari nooca Kaaribta loo yaqaan… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Wasaaradda Caafimaadka Oo Maamulka Gobolka Banaadir Ka Codsatay Furista Waddooyinka Xiran Ee Muqdisho Wasaaradda caafimaadka ee xukuumadda Soomaaliya ayaa ka codsatay maamulka Gobolka Banaadir in la furo waddooyinka xiran ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan waddooyinka gala qaar ka mid ah xarumaha caafimaadka magaalada.…
2 daqiiqo Admiral Faarax Qare Oo Ka Hadlay Mowjadahay Xilligaan Kacsan Ee Xeebaha Soomaaliya Gudoomiyaha Hay’adda Badaha iyo Cilmi baarista Soomaaliyeed Admiral Faarax Khare ayaa sheegay in aan loo fasiran karin Mowjadaha biyaha badda iyo dabaylaha jira in sunaami uu yahay. Waxa uu sheegay…
3 daqiiqo Haweenka Qaranka oo Ka Hadlay Kootada 30%, Guddiyo Ay Sameeyeen iyo Waxa ay Filayaan 2016-ka Dooddan oo aad u xamaasad badneyd waxaa ka qeyb galay Batuulo Gaballe, Jawaahir Baar-qab, Faadumo Qaasim Dhayib, Xildhibaan Fowziyo Xaaji Aden, Caasho Shaacuur, Maamo Sahro Sheekh Xuseen Cismaan iyo haween…
1 daqiiqo Labo Qof Oo Ku Geeriyootay Gaari Xamuul Ah Oo Baasuuke Lagu Dhuftay Degmada Afgooye Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in Labo qof ay ku geeriyootay Baasuuke habeenkii xalay ahaa lagu dhuftay gaari nooca xamuulka ah oo Alaab…
1 daqiiqo Khasaare Hantiyeed Oo Soo Gaaray Kalluumeysatada Ka Jallaabta Xeebaha Muqdisho Maamulka Iskaashatada kalluumeysiga ee gobolka Banaadir ayaa ka warbixiyay khasaaraha ka dhashay shirarka iyo mowjadihii xooganaa ee shalay ka dhacay xeebaha magaalada Muqdisho. Xasan Maxamed Rooble oo ah guddoomiyaha iskaashatada…
2 daqiiqo Haweenka Qaranka: Dhallinyarada Tahriibka Waxaa Ku Kallifay Shaqo La’aanta Dalkooda Guddoomiyaha ururka haweenka Qaranka Soomaaliyeed Batuulo Sheekh Axmed Gaballe ayaa sheegtay in ay muhiim tahay in dhallinyarada shaqooyin loo abuuuro si ay tahriibka uga baaqsadaan. Waxay Musiibo qaran ku tilmaantay…
2 daqiiqo Faah faahin:- Rag Hubeysan Oo Degmada Hodon Ku Dilay Seddax Qof Oo Shacab Ah Rag ku labisan dareeska ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa habeenkii xalay ahaa waxay Seddax qof oo carruur ay ku jiraan ku dileen degmada Hodon ee magaalada Muqdisho. Wararku waxay sheegayaan…
1 daqiiqo Ahlu-sunna Oo Xukuntay Maxaabiis Ay Ku Qabteen Dagaalkii Dhuusamareeb Maamulka Gobollada dhexe ee Ahlu-sunna Waljameeca ayaa maxkamadeeyay 31 maxaabiis oo ay ku qabteen dagaalkii ka dhacay degmada Dhuusamareeb 2-dii Maarso 2016. Afhayeenka Maxkamadda ciidamada maamulka gobollada dhexe Maxamuud Cadaawe…
1 daqiiqo Ciidamada Puntland Oo Boosaaso Ku Qabtay Maandooriyaha Qamriga Iyo Dadkii Waday Ciidamada ilaalada Kontaroolka Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa gacanta ku dhigay Maandooriyaha Qamriga, dadkii waday iyo gaarigii lagu waday intaba. Taliyaha ciidanka ilaalada Koontaroolkaasi Barqad Maxamed Jaamac ayaa sheegay…