1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Galmudug Oo Ku Baaqay Joojinta Dagaalka Miircowleed Ee Galgaduud Hoggaanka odayaasha dhaqanka Galmudug ayaa ku baaqay in laga shaqeeyo dib u heshiisiinta dhinacyada ku dagaallamaya deegaanka Miircowleed iyo deegaanno ku dhaw xadka Itoobiya ee dhanka gobolka Galgaduud. Afhayeenka odayaasha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo Dhaqdhaqaaqyo Ka Wada Shabellaha Dhexe Wararka ka imaanaya gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garabsanaya kuwa AMISOM ay dhaqdhaqaaqyo ciidan ka wadaan deegaanno ka mid ah gobolkaasi. Ciidamadan ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Waa Waajib Inaan Difaacno Dadkeena Ku Sugan Deegaanka Miircowleed Wasiir ku xigeenka wasaaradda cadaaladda Galmudug Maxamuud Guure Guuleed oo ka hadlay dagaalladii shalay ka dhacay deegaanno ka tirsan Waqooyiga gobolka Galgaduud ayaa ku eedeeyay maamulka dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Raashiin Loo Qeybiyey Qoysas Abaar Ku Haysay Gobolka Nugaal Mid ka mid ah Hay’adaha samafalka ah ee ka howlgala deegaannada maamulka Puntland ayaa raashiin u qeybiyay illaa 400 qoys oo ku sugan deegaan lagu magacaabo Murcanyo ee gobolka Nugaal.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Rag Hubeysan Oo Dilay Guddoomiyahii Xaafadda Howlwadaag Ee B/weyne Wararka naga soo gaaraya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in goor dhaw rag ku hubeysan bistoolado ay dileen guddoomiyahii xaafadda Howlwadaag ee magaalada Baladweyne Cabdi Diiriye…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Ka Socda Deegaanka Miircowleed Ee Gobolka Galgaduud Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegay in dagaal u dhaxeeya Maleeshiyaad qaab beeleed u abaabulan uu ka soconayo deegaanka Miircowleed, iyadoo khasaare lasoo sheegayo. Wararku waxay sheegayaan in dagaalka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha ammaanka Oo Walaac Ka Muujiyey Xaaladda Ammaan Ee Jilicsan Ee Soomaaliya Golaha ammaanka ayaa sheegay iney aad uga walaacsan yihiin xaaladda ammaan ee aan cagaha badan ku taagneyn ee ka jirta Soomaaliya, goluhu wuxuu ku baaqay in horumar laga sameeyo dib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug Oo Xirfado Shaqo u Sameynaya Dadka Ku Howlan Jarista Dhirta Maamulka Galmudug ayaa sheegay in shaqo abuur kale ay u sameyn doonaan dadka ku howlan jarista dhirta, sidoo kalena u sameyn doonaan dadkaasi wacyigelin aad u ballaaran. Maxamed Xuseen Maxamuud…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Magaallo Weyn Oo Shan Dab Damis Leh! Magaalada Muqdisho oo ay ku nool yihiin dad ka badan 3 Milyan ayaa hadana waxaa ka shaqeeya 5 gaadid oo kuwa dabka damiya, taasi oo ah mid ay dad badani…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Degmada Jowhar Ku Qabtay Dad Beerayey Maandooriyaha Xashiiska Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo howlgallo ka sameeyey degmada Jowhar ee gobolka Shabellaha dhexe iyo deegaanno ku dhow degmadaasi ayaa waxay kusoo qabteen shaqsiyaad ku howlanaa beerista maandooriyaha Xashiishka. Dadkan…