2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Ku Guuleystay Qaboojinta Xiisad Beeleed Ka Jirtay Gobolka Galgaduud Waxgaradka kasoo jeeda deegaannada Xeraalle iyo Xananbuure ee gobolka Galgaduud ayaa maalmahan dambe waday dadaallo ay ku doonayaan sidii looga hortagi lahaa muran ka dhashay lahaanshiyaha dhul la doonayey in…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikhda Fanaan Cismaan Maxamed Gacanlaw Oo Maanta Kale Sanadkii 2013 Ku Geeriyooday Hargeysa 25-bishii April Maanta oo kale Sanadkii 2013kii waxa Magaalada Hargaysa ee xarunta maamulka Somaliland ku geeriyooday Allaha u Naxariistee Fanaan Cismaan Maxamed Cabdikariim Gacanlaw oo lagu xasuusto in kaalin muuqata…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Dib u Heshiisiin Ah Oo Ka Furmay Magaalada Marka Magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabellaha Hoose waxaa ka furmay shir dib u heshiisiin ah kaasi oo la doonayo lagu soo afjaro dagaaladda xiriirka ah ee ka taagan Degaanada Gobolkaasi.…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Itoobiya iyo Galmudug Oo Ka Wada Haldaya Dagaal Khasaare Geystay Oo Ka Dhacay Xadka Soomaaliya iyo Itoobiya Todobaadyadii la soo dhaafay waxaa ka socday deegaanno ku dhaw xuduudda Soomaaliya iyo Itoobiya dagaallo khasaare badan geystay, dagaal oo ay ku dhinteen in ka badan 20 qof, kuna dhaawacmeen…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Turkiga Oo Ka Qeybqaadanaya Dib u Dhiska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Xubno kala matalayay dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dowladda Turkiga ayaa kulan ballaaran oo ay ku yeesheen dalka Turkiga waxay uga hadleen sidii ay isaga kaashan lahaayeen horumarada xagga difaaca ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Odowaa Oo Kulan Arrimo Dhowr Ah Looga Hadlay La Qaatay Guddoomiyeyaasha Degmooyinka Muqdisho Kulan ay maanta ay wada yeesheen guddoomiyeyaasha degmooyinka magaalada Muqdisho iyo wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa ayaa socday saacado, waxaana saxaafadda ay ka ahayd dibad joog.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Gaaray Degmada Maxaas Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Dabageed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray degmada Maxaas ee gobolkaasi, halkaasi oo lagu soo dhaweeyay. Wafdigan ayaa ka ambabaxay deegaanka Moqokori oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Gobolka Banaadir Oo Qabtay Rag La Sheegay In Shacabka Ku Isbaareysanayeen Hub Been Abuur Ah (Sawirro) Taliska ciidanka Booliiska ee gobolka Banaadir ayaa maanta magaalada Muqdisho kusoo bandhigay rag la sheegay in ay dadka ku dhacayeen hub been abuur ah, waxaana laga soo qabtay degmada Hilwaa.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Galmudug oo Xilka Ka Qaaday Wasiirka Qorsheynta Iyadoo Lagu Eedeeyay Imaashiyo La’aanta Goobta Shaqada Iyo Amar Diido. Madaxweynaha Galmudug Cabdikarim Xuseen Guuleed ayaa maanta xilka ka qaaday Wasiirka Qorhseynta iyo iskaashiga caalamiga ee Galmudug Mudane Maxamed Cilmi Afrax. Wasiirka waxaa lagu eedeeyay imaashiyo la’aanta goobta shaqada, ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Lix Nin Oo Isku Qarxisay Duleedka Degmada Buurhakaba Ee Gobolka Baay Wararka ka imaanaya degmada Buurhakaba ee gobolka Baay ayaa waxay sheegayaan in duleedka degmadaasi ay isku qarxiyeen Lix nin oo la sheegay inay ka tirsan yihiin Xarakada Al-shabaab. Ciidamada gaarka…