2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisad Dagaal Oo Ka Jirta Degmada B/xaawo Ee Gobolka Gedo Wararka ka imaanaya degmada B/xaawo ee gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in xiisad dagaal ay ka taagan tahay degmadaasi, taasi oo u dhaxeysa ciidamada maamulka Jubbaland iyo sidoo kale ciidamo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Hogaamiyaha Ugu Waqtiga Dheer Afrika Oo Doonaya Muddo Kale Madaxweynaha Equatorial Guinea Mr.Teodoro Obiang Nguema Mbasogo ayaa la sheegayaa in uu ku guuleysan doono natiijada doorashada dalkaasi ee Axaddii iyo in uu sii ahaan doono Madaxweyne 7 sano ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxa Isku tagga Ururadda Shaqaalaha Soomaaliyeed Oo La Doortay Waxaa Maanta Muqdisho mar kale dib loogu doortay Maxamed Cusmaan in uu noqdo guddoomiyaha isutagga shaqaalaha Soomaaliyeed. Guddoomiyaha Isku tagga Ururadda Shaqaalaha Soomaaliyeed ayaa sheegay doorashada kadib inuu waxbadan ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maleeshiyo Hubeysan Oo La Wareegay Degmada Buuhoodle Ee Gobolka Togdheer Maleeshiyaad hubeysan ayaa lagu soo waramayaa in gabi ahaanba ay qabsadeen degmada Buuhoodle ee gobolka Togdheer, kuwaasi oo warar kala duwan laga helayo waxa ay yihiin. Maleeshiyadan ayaa ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Afar Qof Oo Ku Geeriyootay Shil Gaari Oo Maanta Ka Dhacay Magaalada Hargeysa Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa sheegaya in shil gaari soo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta uu ka dhacay duleedka magaaladaasi. Labo ka mid…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Maanta Oo Ku Beegan Maalinta Xuquuqda Qoraalka (Copy right) Markii ay kordheen daabacaadda noocyadeeda kala duwan ee buugaagta xambaarsan mowduucyo kala duwan ayaa la sheegaa in uu curtay fikirka ah xuquuqda daabacaadda oo afka Ingiriisiga lagu yiraahdo (Copy right)…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Turkiga Oo Shaaciyay Waqtiga Ay Magaalada Muqdisho Ka Billaabayaan Dhismaha 10-kun Oo Guri Mas’uul sare oo u hadlay wasaaradda arrimmaha dibadda dalka Turkiga ayaa sheegay in dowladda Turkiga weli ay ka go’an tahay iney fuliyaan ballanqaadkii Madaxweynaha dalka Turkiga Rajab Dayib Ordugan uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakacayaal Hor Leh Oo Soo Gaaray Magaalada Muqdisho In ka badan 250 oo qoys ayaa soo gaaray kaamamka barakacayaasha ee ku yaalla duleedka magaalada Muqdisho iyadoo welina ay soo qulqulayaan dadka ka soo cararaya dagaalada ciidamada dowladda iyo…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhibaatada Dhaqaale iyo Tan Siyaasadeed Ee Soo Gaaraysa Dalka Ingiriiska Haddii Uu Ka Baxo Midowga Yurub Sandkii 1973-dii ayaa Ingiriisku ku biiray midowga Yurub, waxaanuu ka noqday dowladda ugu muhiimsan dowladaha xubnaha ka ah midowga oo gaaraya 28 dowladood, Ra’iisul Wasaare David Cameron inta uu madaxda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Baarlamaanka Turkiga Oo Sheegay In Dastuurka Soo Socda ee Dalkaasi Laga Gudbi Doona Calmaanidda iyo Mucaaradka Oo Dhaleeceeyay Ismaaciil Kahramaan oo ah ra’iisul baarlamaanka dalka Turkiga ayaa sheegay In Dastuurka Soo Socda ee Dalkaasi Laga Gudbi Doona Calmaanidda, oo lagu dhaqmi doono diinta islaamka. Guddoomiyaha Baarlamaanka Turkiga oo…