1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Dib Ula Wareegay Deegaanka Deynuunay Ee Gobolka Baay Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa inay dib ula wareegeen deegaanka Deynuunay ee gobolka Baay, kadib markii Al-shabaab ay saaka deegaankaasi dagaal ku qabsadeen. Abaare Salaaddii Subax ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hoggaanka Ciidamada AMISOM Oo Beeniyay In ISIL Weerar Ku soo Qaadday Ciidankooda Joe Kibet afhayeenka AMISOM oo la hadlay Goobjoog News ayaa beeniyay warar sheeagaya in ISIL (Daacish) ay weerar ku qaadday ciidankooda oo marayey duleedka Muqdisho. “Kolonyo ciidankeena ah ayaa maqlay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Amniga Puntland: Ammarada Aan Amniga Kasoo Saarnay Weli Lama Fulin Wasiirka Amniga Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab ayaa shiraa’id uu ku qabtay Magaalada Garoowe kaga hadlay qodobo la xiriira amaanka oo horay wasaarada Amniga Puntland u soo saartay balse aan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka UNICEF oo Sheegtay In Uu Hoos u Dhacay Khatarta Cudurka Duumada Ee Soomaaliya Hay’adda carruurta u qaabilsan Qaramada Midoobay ee markii magaceeda lasoo gaabiyo loo yaqaano UNICEF ayaa sheegtay in xilligaan dalkeenna Soomaaliya ka yaraaday khatartii badneyd ee cudurka Duumada. Wakiilka UNICEF ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Gobolka Baay Wararka ka imaanaya deegaanka Deynuunay ee gobolka Baay ayaa ku waramaya in halkaasi ay ku dagaallameen ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab. Ciidamada Al-shabaab ayaa weerar ku qaaday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsade Lagu Dilay Degmada Dharkeenley Ee Gobolka Banaadir Rag ku hubeysan Bistoolado ayaa saakay waxay degmada Dharkeenley ee magaalada Muqdisho ku dileen mid ka mid ah ganacsatada degmadaasi. Ganacsadahan oo magaciisa lagu soo gaabiyey Aadan Afgooye ayaa la…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Wax Walbo Oo Lagu Xalinayo Dagaalka Miircowleed Diyaar Baan u Nahay Maamulka Galmudug State ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin wax walbo oo lagu xallinayo dagaallada kasoo cuboonaaday deegaannada Miircowleed iyo deegaannada kale ee ku dhow xadka Itoobiya ee Galgaduud.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hey’adaha Amaanka Oo Sheegay In Ay Qabteen Hogaamiye Ka Tirsan Al-shabaab Hey’adda sirdoonka Soomaaliya NISA ayaa maanta Magaalada Muqdisho ku qabtay hogaamiye ka tirsan Xarakada Al-shabaab. Afhayeenka gobolka Banaadir Cabdifitaax Xalane ayaa sheegay in Maxamed Siyaad Fanax oo ka tirsan Al-shabaab…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Xil Ka Qaadis Ku Sameeyay Wasiirkii Boostada Iyo Isgaarsiinta Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa xil ka qaadis waxa uu ku sameeyay wasiirkii wasaaradda Boostada iyo isgaarsiinta xukuumadda Soomaaliya Guuleed Xuseen Qaasim. Wareegto kasoo baxday…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaaliya Iyo Midowga Afrika Oo Ka Baaraandagaya Istaraatiijiyad Ammaan Oo Looga Hortagayo Qatarta Argagixisada Soomaaliya iyo Midowga Afrika ayaa qorsheynaya istaraatiijiyad cusub oo dhinaca ammaanka ah si ay gacan uga geysato ka hortagga qatarta waxa loogu yeero aragagixisada ee ka jirta dalka ku yaalla…