1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu-sunna Oo Xukuntay Maxaabiis Ay Ku Qabteen Dagaalkii Dhuusamareeb Maamulka Gobollada dhexe ee Ahlu-sunna Waljameeca ayaa maxkamadeeyay 31 maxaabiis oo ay ku qabteen dagaalkii ka dhacay degmada Dhuusamareeb 2-dii Maarso 2016. Afhayeenka Maxkamadda ciidamada maamulka gobollada dhexe Maxamuud Cadaawe…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Oo Boosaaso Ku Qabtay Maandooriyaha Qamriga Iyo Dadkii Waday Ciidamada ilaalada Kontaroolka Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa gacanta ku dhigay Maandooriyaha Qamriga, dadkii waday iyo gaarigii lagu waday intaba. Taliyaha ciidanka ilaalada Koontaroolkaasi Barqad Maxamed Jaamac ayaa sheegay…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Turkiga Oo Marti Gelinaya Shir Madaxeed Caalami Ah Oo Looga Hadlayo Gargaarka Bini’aadannimo Dalka Turkiga waxa uu wadaa qorshe dunida ugu soo bandhigayo baahiyaha dhanka gargaarka ah ee ka taagan meello badan oo caalamka ka mid ah, isaga oo hadda marti gelinaya qaxooti…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Golaha Ammaanka Ee QM Ka Codsaday In Soomaaliya Laga Qaado Cunaqabateynta Hubka Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galaya shirka golaha ammaanka oo diiradda lagu saarayo xaaladda Soomaaliya ayaa ka codsadey golaha ammaanka in Cunno qabateynta hubka laga qaado Soomaaliya,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adda Socdaalka Iyo Jinsiyadaha Soomaaliya Oo Joojisay Dal Ku Galkii Sudan Taliyaha hay’adda jinsiyadaha iyo socdaalka ee dowladda Federaalka Soomaaliya Jeneraal Cabdullaai Gaafow Maxamuud ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay joojisay dal ku galka dalka Sudan laga billaabo maanta oo Talaado…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Gaashaandhigga Oo Addis Ababa Uga Qeybgalay Shirka Amaanka Munich Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia uga qeyb galay Shirka Amaanka Munich (MSC) oo wadajir u soo qaban-qaabiyeen dawladaha Jarmalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar “Dhallinyaradu Waa In Aysan Naftooda Ku Halligin Badaha” Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa ka tacsiyeeyey geerida dad tahriibayaal Soomaali ah oo ku geeriyooday Badda Meditarrean-ka. Ra’iisul Wasaaraha ayaa yiri “Aadbaan uga naxay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 3 Carruur Ah Ku Dhaawacantay Qarax Ka Dhacay Deegaan Ka Tirsan Cabudwaaq 3 Caruur ah oo xoolo la jiray ayaa la dhaawac culus soo gaaray kadib markii ay gargaraaceen gumaca Madaafiicda, iyagoo xiligaas ku ciyaarayey Dhacdadan ayaa ka dhacday deegaan lagu magacaabo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 6 Carruur Ah Iyo Ayeeyadood Oo Lagu Gubay Hoy Ay Ka Deganaayeen Gobolka Sh/hoose Xasan Cumar Macallin oo ah guddoomiyaha magaalada Marka ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa isaga oo u waramay Goobjoog News waxa uu sheegay in habeenkii xalay ahaa hoygooda lagu gubay 6…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Buundada Yar Ee Degmada Afgooye Oo La Dhisay Shacabka degmada Afgooye oo iskaashanaya ayaa waxaa u suurta gashay in muddo kooban lagu dhiso Buundada yar ee degmada Afgooye taasi oo burbur xoogani soo gaaray. Waxaa la qabtay munaasabad…