Shaqaale u Shaqeynayey Hay’ad Samafal Oo Lagu Qafaashay Gobolka Gedo Wararka naga soo gaaraya Gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in rag loo maleynayo inay ka tirsan Xarakada Al-shabaab ay qafaasheen Seddax qof oo u shaqeynayeyey hay’ad Samafal ah oo ka… 1 daqiiqo
4 daqiiqo Wasiir Odowaa “Baladweyne Waxaan u Nimid Inaan Odayaasha Dhaqanka Dhahno Qeybiya Awoodda” Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa oo wareysi siiyay Goobjoog News ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku saabsan shirka Jowhar iyo sidoo kale dhaliisha…
1 daqiiqo Midowga Yurub oo Soomaaliya Ka Fulinaya 9 Mashruuc oo lagu Taageerayo Bulshada Rayidka iyo Xuquuqul Insaanka Midowga Yurub, Wasaaradda Qorsheynta iyo Beesha Caalamka ayaa isniintii daahfuray mashaariic 9 ah oo lagu Taageerayo Bulshada Rayidka iyo Xuquuqul Insaanka. Mashruucan oo qeyb ka ah Hiigsiga 2016-ka, waxaa ku…
2 daqiiqo Madaxweynaha Dalka Ruushka Oo Ku Dhawaaqay In Ciidamadiisu Kala Baxayo Siiriya Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin ayaa wadamada reer galbeedka kaga yaabsaday kadib markii uu sheegay in uu amray in ciidamada ka jooga dalka Siiriya badankood ay dalkaas uga soo bixi…
1 daqiiqo Ciidamo Ka Tirsan Al-shabaab Oo La Wareegay Deegaanka Garacad Ee Gobolka Mudug Ciidamada Xarakada Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa in ay si buuxda ula wareegeen deegaanka Garacad ee gobolka Mudug, halkaasi oo horay u maamuli jirtay Puntland. Al-shabaab ayaa si lama filaan…
2 daqiiqo Faah Faahin:- Dagaal Dhinaca Badda Ku Dhexmaray Ciidamada Jabuuti Iyo Kuwa Somaliland Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal u dhaxeeyay ciidamada Badda dowladda Jabuuti iyo kuwa maamulka Somaliland, kaasi oo ka dhacay duleedka dhinaca badda degmada Saylac ee gobolka Awdal. Dagaalkani…
2 daqiiqo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Oo Warqadaha Aqoonsiga Ka Guddoomay Danjiraha Australia (Sawirro) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada kaga guddoomay warqadihi aqoonsiga, Danjiraha Australia, wakiilka uga noqon doona Soomaaliya, Mr John Feakes. Madaxweynaha ayaa wakiilka uga…
2 daqiiqo Dowladda Federaalka Oo Cambaareysay Qarax Shalay Ka Dhacay Dalka Turkiga Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cambaareysay qarax gelinkii dambe ee shalay ka dhacay magaalada Ankara ee dalka Turkiga halkaasi oo uu ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jira. War-saxaafadeed kasoo…
2 daqiiqo Wasiir Odowaa Oo Magaalada Baladweyne Ka Wada Dadaallo Lagu Qancinayo Waxgaradka Diiddan Shirka Jowhar Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa maalintii shalay ahayd gaaray wasiirka arrimaha gudaha iyo Federaalka ee xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa iyo wasiirka Macdanta iyo Bartroolka Maxamed Ibraahim…
2 daqiiqo Shacabka Magaalada Garoowe Oo Iska Soo Uruuriyay Lacago Ay Ku Caawinayaan Dadka Abaarta Ku Hayso Puntland Shacabka ku dhaqan dhammaan xaafadaha ay ka kooban tahay magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ayaa iska soo uruuriyey lacag ay ku caawinayaan dadka ay saameeysay abaarta Puntland gaar ahaan kuwa…