1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo La’aan Ka Jirta Degmada Buuloburde Ee Gobolka Hiiraan Dadka ku dhaqan degmada Buuloburde ee gobolka Hiiraan ayaa lagu soo waramayaa in ay hayso Biyo la’aan baahsan xilli degmada markii horeba ay ka xirnaayeen waddooyinkii galayey. Nabadoon Cali Cumar…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Iyo Kuwa Somaliland Oo Laga Baqayo Inay Ku Dagaallamaan Gobolka Togdheer Xiisado dagaal oo u dhaxeeya ciidamo kala taabacsan maamullada Puntland iyo Somaliland isla markaana dadka shacab ah saameyn ku yeeshay ayaa ka taagan deegaanno kamid ah gobolka Togdheer Wararka ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Ku Baaq Daminta Colaad Kasoo Cusboonaatay Deegaanka Saaxo Ee Gobolka Mudug Wararka ka imaanaya deegaanka Saaxo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaasi ay kasoo cusboonaatay xiisad colaadeed oo u dhaxeysa beello wada deggan deegaankaasi. Waxgaradka ku dhaqan gobalka Mudug ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaar Garowga Shir Ay Isugu Imaanayaa Dowladda Federaalka Iyo Maamul Gobaleedyada Oo Ka Socda Cadaado Kulan hordhac u ah shir dhamaadka bishan lagu qabanayo magaalada Cadaado oo ay ka qaybagalayaan dawlad goboleedyada ayaa lagu qabtay magaalada Cadaado. Shirkani loo diyaar garoobayo waa mid looga hadlayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Afgooye Oo Sheegay Inay Baarayaan Nuuca Qarax Shalay Ka Dhacay Degmadaasi Maamulka degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay inay wadaan baaritaan ku aadan qarax Miino oo shalay ka dhacay magaaladaasi, kaasi oo ay sheegeen in weli aanay si rasmi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Obama Oo Digniin u Diray Musharraxiinta Loolanka Ugu Jira Aqalka Cad Ee Maraykanka Madaxweynaha dalka Mareykanka Barack Obama ayaa uga digay musharraxiinta loolanka ugu jira Aqalka Cad in ay ka fogaadaan wax kasta oo kicin kara xasilooni darro, maalin un kadib markii la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Arrimaha Dibadda: Waxaa Laga Gudbayaa Marxaladdii Deeqaha Soomaaliya Loo Soo Marsiin Jiray Hay’adaha Caalamiga Wasiiru dowlaha wasaaradda arrimaha dibadda iyo dhiiragelinta maalgashiga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Khaalid Cumar ayaa sheegay in waqtigan laga gudbayo marxaladaha la xiriira deeq bixinta Soomaaliya ee loo soo marin jiray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Amaanka oo soo Saaray Qaraar Looga Hortagayo Kufsiga ay ku Kacaan Ciidamada Nabad Ilaalinta Golaha amaanka ayaa jimcihii soo saaray qaraar looga hortagayo kufsiga sii kordhaya ee ay ku kacaan ciidamada nabad ilaalinta qaramada Midoobay. Ciidamada nabad ilaalinta qaramada Midoobay ayaa lagu eedeeyay in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo Baaraysa Dareere Waxyaabo Badan Loo Adeegsan Karo Oo Ciidanku Qabteen Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir ayaa sheegay in dowladda Federaalka Soomaaliya ay baaritaan ku sameyn doonto dareere shalay ay ciidamada ammaanka ku qabteen howlgal ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Qarax Waxyeello Geystay Oo Ka Dhacay Degmada Afgooye Wararka naga soo gaaraya degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay qarax Miino oo khasaare dhaawac u badan geystay. Qaraxaan ayaa la sheegay…