2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirada Arrimaha Dibadda Jaamacadda Carabta Oo Ku Baaqay In Xayiraadda Hubka Laga Qaado Soomaaliya Wasiirrada arrimaha dibadda Carabta oo shalay 11 Marso go’aan ka soo saaray kulankoodii 145 ee ay shir guddoominaysay Boqortooyada Baxreyn ayaa laga soo saaray go’aanno khuseeya arrimaha Soomaaliya oo aad…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Japan Oo 97 Milyan Doolar Ku Bixineysa Horumarinta Adeegyada Bulshada Ee Soomaaliya Dowladda Japan ayaa 97.358 Milyan ugu deeqday dalka Soomaaliya, waa taageeradii ugu weyneed ee noocaas ah ee Japan ay siiso Soomaaliya. Safiirka Jaban u fadhiya Soomaaliya Tatsushi Terada oo goobta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Degmooyinka Dhuusamareeb Iyo Guriceel Oo Eedeyn u Jeediyay Dowladda Federaalka Iyo Galmudug Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka ee ku sugan degmooyinka Dhuusamareeb ee Guriceel ayaa ku eedeeyay dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Galmudug inay wadaan qorshe dagaal oo ka dhan ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Dil Ku Xukuntay Askari Qof Shacab Ah Ku Dilay Baydhabo Maxkamadda Darajada Koowaad ee ciidanka Qalabka sida ayaa xukun dil ah waxay ku xukuntay askari ka tirsanaa ciidanka xoogga dalka Soomaaliya, kaasi oo la sheegay in maalin kahor uu qof…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradaha Galmudug Oo Weli Helin Xafiisyo Rasmi Ah Oo Ay Ku Shaqeeyaan Tan iyo markii la dhisay maamulka Galmudug ee uu hogaamiyo Madaxweyne Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa la sheegayaa in aanu jirin xafiis si rasmi ah ay u furteen wasaaradaha maamulkaasi, balse…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Hiiraan Iyo Hay’ado Samafal Oo Ka Shiray Wax Ka Qabashada Biyo La’aanta Ka Jirta Baladweyne Maamulka Gobolka Hiiraan, kan magaalada Baladweyne iyo Hay’ado samafal ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Baladweyne waxay kaga hadleen sidii wax looga qaban lahaa biyo La’aanta ka jirta magaaladaasi. Kulankaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Ciidamada Nabad Sugidda Dowladda Federaalka Iyo Maleeshiyaad Hubeysan Oo Ku Dagaallamay Galgaduud Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal shalay gelinkii dambe ciidamada Nabad sugidda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maleeshiyaad hubeysan ku dhexmaray deegaanka Godinlabe ee gobalka Galgaduud. Ciidamada Nabad sugidda ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Dhiig Ku Daatay Ka Sameeyay Deegaanno Ka Tirsan Gobolka Baay Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa howlgallo ay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka sameeyeen deegaanno ka mid ah gobolka Baay kaasi oo dhiig uu ku daatay. Ciidamada ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Khaatumo Oo Digniin u Diray Maamullada Somaliland iyo Puntland Maamulka Khaatumo State ayaa uga digay maamullada Somaliland iyo Puntland faragelinta ay ku hayaan deegaannada maamulkaasi uu sheego inuu ka arrimiyo. Maxamuud Cali oo ah wasiirka xanaanada xoolaha Khaatumo State…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta oo Loo doortay Qoys Taariikh Ku Leh Dalka Soomaaliya Axmed Abuu Geyd oo 74 jir ah, horeyna u soo noqday wasiirka arrimaha dibadda Masar ayaa Khamiistii loo doortay xogheyaha guud ee ururka Jaamacadda Carabta, Abuu Geyd xaaskiisa Leyla waxaa…