1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Jubbaland Oo Maareeyeyaal Cusub u Magacaabay Garoonka Iyo Dekadda Kismaayo Wareegto uu ku saxiixan yahay wasiirka gaadiidka iyo duulista Hawada ee Jubbaland ayaa waxaa lagu magacaabay maareeyeyaasha Dekadda iyo garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo. Axmed Xaaji Aadan Guuleed ayaa loo…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Wasiirka Arrimaha Gudaha: Shirka Jowhar Waa Socdaa Ee Ha Ku Mashquulina Warar Kale Waxaa isniintii magaalada Baladweyn lagu qabtay shir ay isugu yimaadeen 8 Ugaas, iyagoo dhamaadka shirkaas saxaafadda u sheegay in ay ka soo horjeedaan shirka Jowhar, isla markaana uu burburay. Dhinaca kale…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Iyo Arday Carreysan Oo Maanta Dibadbax Ka Dhigay Degmada Jowhar Magaalada Jowhar waxaa maanta ka dhacay dibadbax ay soo agaasimeen Odayaasha dhaqanka xaafadda Kulmis iyo bahda waxbarada xaafadaasi, waxaana dibadbaxani uu ka dhan ahaa maamulka xaafadda Kulmis. Dibadbaxayaasha oo aad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Madaafiic Lagu Garacay Xaafado Ka Tirsan Magaalada Kismaayo Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa madaafiic habeenkii xalay ahaa lagu garaacay xaafado ka tirsan magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose. Madaafiicda oo ahayd Hoobiye ayaa la sheegay inay ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo Ajnabi Ah Iyo Diyaarado Dagaal Oo Weerar Cirka Iyo Dhulka Ah Ka Fuliyey Shabellaha Hoose Maamulka deegaanka Awdheegle ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in habeenkii xalay ahaa ay deegaankaasi weerar cirka iyo dhulka ah ka geysteen ciidamo Ajnabi ah iyo diyaarado dagaal oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Buuloburde: Ajaaniib Ka Tirsan Al-shabaab Ayaa Lagu Dilay Duqeyntii Hiiraan Maamulka degmada Buuloburde ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in duqeymihii Maraykanka uu ka fuliyay gobalkaasi lagu dilay saraakiil Ajnabi ah oo Xarakada Al-shabaab ka tirsanayd. Warkani waxaa sheegay duqa magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulamo Wadatashi Ah Oo Ka Socda Magaalada Jowhar Kululama Gaargaar ah ayaa ka soconaya Magaallada Jowhar ee Gobolka Shabellaha Dhaxe halkaasi oo loo Madalsanyahay in lagu qabto Shirka Maamul u sameynta Gobolada Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe. Oadayaasha dhaqanka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka 10 Sano Kadib Abaartii Ugu Darneyd Oo Ku Habsatay Deegaanno Ka Tirsan Somaliland Deegaanno Ka tirsanSomaliland waxaa bilihii ugu dambeeyay ka jiray abaar xooggan oo sameyn ku yeelatay dadka iyo duunyada. Hay’adda Somaliland u qaabilsan arrimaha maareynta musiibooyinka dabiiciga ah waxay ku sheegtay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiil Ciidan Oo Ku Geeriyootay Qarax Ka Dhacay Nawaaxiga Xerada Gaadiidka Booliiska Ee Muqdisho Qarax kale ayaa saaka ka dhacay nawaaxiga Xerada Gaadiidka Booliska degmada Cabdicasiis ee magaalada Muqdisho, kaasi oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta. Maqaayad kasoo horjeedda xeradaasi ayaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Loo Adeegsaday Mooto Bajaaj Oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Qarax loo adeegsaday Mooto Bajaaj ayaa lagu soo waramayaa in goor dhaw uu ka dhacay wadada 21 October ee magaalada Muqdisho. Inkastoo aan la sheegin cidda lala eegtay qaraxan iyo…