1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Sheegay In Dowladda Federaalka Fursad u Tahay Weeraradii Dhawaan Lagu Qaaday Al-shabaab Aqoonyahan Maxamed Caalim oo ka faallooada arrimaha Siyaasadda iyo Ammanka ayaa sheegay in weeraradii igu dambeeyay ee lagu qaday Xarakada Al-shabaab ay fursad u tahay Dowladad Federaalka ee Soomaliya. Aqoonyahanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Ugu Yaraan Afar Qof Oo Ku Geeriyootay Qarax Ka Dhacay Garbaharey, Gedo Ugu yaraan Afar ruux ayaa ku geeriyootay qarax miino oo xalay ka dhacay magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo. Qaraxani miino ayaa ka dhacay meel ay dadka isugu yimaadaan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sheekh Nuur Baaruud “Haloo Gurmado Dadka Ay Abaartu Ku Hayso Puntland iyo Somaliland” Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay guud ahaan shacabka Soomaaliyeed in gurmad degdeg ah ay la gaaraan shacabka ay abaartu ku hayso deegaanno…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal u Dhaxeeya Ciidanka Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ka Socda Sh/dhexe Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM iyo Al-shabaab oo dhinac ah uu…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Cadaalad Darro Laga Sheeganayo Xabsiyada iyo Garsoorka Muqdisho Cadaaladdu waa udub dhexaadka dal walba oo jira , waana tan keenta in dadku ay jeclaadaan Dowladnimada . Dowlad wanaagga la sheego waa in ay leedahay sifooyinka kala ah ,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Maamulka Koonfur Galbeed Oo 10 Ruux u Qabtay Qarax Shalay Ka Dhacay Baydhabo Ciidamada ammaanka maamulka Koonfur Galbeed iyo kuwa NISA ayaa howlgallo ballaaran ay ka sameeyeen magaalada Baydhabo waxay kusoo qabteen 10 qof oo lala xiriirinayo qaraxii shalay ka dhacay magaaladaasi. Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Hiiraan Oo Ka Warbixiyey Dad Loo Soo Qabtay Qaraxii Garoonka B/weyne Maamulka Gobalka Hiiraan ayaa faah faahin dheeraad ah waxa uu ka bixiyay baaritaan ay sheegeen in lagu wado dad loo soo qabtay qaraxii dhawaan ka dhacay afaafka gore ee garoonka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Hungary Oo Sheegtay In Ciidamo Dheeraad Ah Ay Ku Daabuleyso Xuduudda Ay La Wadaagto Serbia Dowladda Hungary ayaa ku dhawaaqday in ciidamo dheeraad ah oo gaaraya 1,500 iyo saraakiil sar sare oo boliska u direyso xuduudda dalkaasi ee uu la wadaago wadanka Serbia , taas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug Oo Guddi u Saaray Xallinta Dagaallo Ka Dhacay Xadka Gobolka Galgaduud Ee Itoobiya Maamulka Galmudug ayaa sheegay in guddi loo saaray xallinta dagaal beeleedyo ka dhacay xadka gobolka Galgaduud ee Itoobiya, kuwaa oo ka kooban waxgarad iyo mas’uuliyiin ka tirsan maamulkaasi. Wasiirka dib…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraykanka Oo Sheegtay Mas’uuliyadda Weerarkii Awdheegle Dowladda Maraykanka ayaa sheegatay mas’uuliyadda duqeymo diyaaradeed iyo weerar dhulka ah oo ka dhacay deegaanka awdheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose 8-dii bishan. Saraakiisha Pentagon-ka ayaa sheegay in inkastoo la adeegsaday…