1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA oo Xarun Cusub Ku Shaqo Bilaabeysa Ra’isul Wasaraha Soomaliya Cumar Cabdirashaid Sharma arke ayaa xarun cusub u furay Wakaaladda wararka Soomaaliyeed ee SONNA. Xaflad aad loo soo qabanqaabiyay furitaanka ayaa waxaa ka soo qeybgalay wasiirka warfaafinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Ciidamo Ka Wada Tirsan Dowladda Oo Maanta Ku Dagaallamay Gedo Wararka ka imaanaya degmada Buurdhuubo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta ay ka dhalatay dagaal halkaasi ku dhexmaray ciidamo ka wada tirsan dowladda Federaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xarakada Al-shabaab Oo Beenisay In Duqeyn Looga Dilay 150 Dagaalyahanno Xarakada Alshabaab ayaa beenisay warka Maraykanka kasoo baxay ee uu ku sheegay in uu ka dilay dagaalyahanno gaaraya 150 Askari kadib duqeymo ka dhacay gobalka Hiiraan. Hadalkani waxaa shaaciyay Afhayeenka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Caalamiga Ah Ee Haweenka Oo Maanta Looga Dabaaldegay Muqdisho Munaasabad lagu maamuusayey maalinta caalamiga ah ee Haweenka (8-da Maarso) ayaa maanta waxaa lagu qabtay xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho waxaana ka qeybgalay xubno ka tirsan Labada gole ee dowladda,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Midowga Yurub Oo 11 Milyan Euro u Saxiixay Jubbaland Midowga Yurub ayaa maamulka Jubbaland u saxiixay lacag dhan 11 Milyan Euro, taasi oo lagu qabanayo mashruucyo ay ugu horreyso waxbarashada. Maalintii shalay ahayd waxaa magaalada Kismaayo ka dhacay heshiis…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Maraykanka Oo Sheegtay In Ay Duqeyn Ku Dishay 150 Ka Tirsan Dagaalyahannada Al-shabaab Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in ay duqeyn dhinaca cirka ah ku dishay 150 dagaalyahan oo ka tirsan xarakada Al-shabab iyadoo Mareykanku uu ku tilmaamay duqeyntaas mid looga hortagayey Qatar kusoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Galmudug Oo Lagu Wareejiyay Gadiid Ay Ku Howlgalaan Munaasabad lagu soo bandhigayey 11 gaari oo loogu talagalay iney ku shaqeeyaan ciidamada Booliiska Galmudug ayaa lagu qabtay magaallada Cadaado ee gobalka Galgaduud. Waxaa munaasabadaan ka qeybgalay Madaxweyne ku xigeenka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Looga Soo Horjeedo Shirka Maamul u Sameynta Sh/dhexe Iyo Hiiraan Oo Ka Dhacay Baladweyne Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay kulan ballaaran oo ay isugu yimaadeen 8 Ugaas oo kala matalayey beelaha dega gobollada Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe, siyaasiyiin, xildhibaanno iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Gaari Hub Siday Ku Qabtay Duleedka Degmada Cadaado Ee Galgaduud Ciidamada Nabad sugidda dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxay gacanta ku dhigeen gaari la sheegay in uu hub u waday Ahlu-sunna Waljameeca. Howlgalkaan lagu qabtay hubkaan oo shalay ay ciidanka sameeyeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah faahin Qaraxaii Garoonka Diyaaradaha Baladweyn Qaraxa oo ka dhacay garoonka diyaaradaha Baladweyn ayaa la sheegayaa in ay ku dhawacmeen ilaa 6 qof oo isugu jira Soomaali iyo Ajaanib. Qaraxa ayaa dhacay kadib markii la adeegsaday…