1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Looga Hadlayey Amniga Garoomada Diyaaradaha Deegaannada Galmudug Oo Lagu Qabtay Cadaado kulan looga hadlayay sara u qaadista tayada xafiisyada Baasaboorada iyo amniga garoomada deegaannada Galmudug ayaa maanta lagu qabtay magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee Galmudug. Kulanka oo ay ka soo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Haweenka Soomaaliyeed Oo Xusul Duub Ugu Jira Sidii 30% Uga Heli Lahaayeen Doorashooyink Soo Socda Haweenka Soomaaliyeed ayaa isku diyaarinaya in Doorashada dalka lagu qabanayo sanadkaan 2016 ay ka helaan 30%. Caasho Cabdalla Siyaad oo ah Gudoomiyaha Hiigsiga iyo Siyaasada Hogaanka Soomaaliya ayaa sheegtay in…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Dood: Dastuurka Cusub Oo Ogolaanaya Madaxweyne Labo Baasaboor Leh Sabtidii waxaa la soo xiray kalfadhigii 7-aad ee baarlamaanka federaalka, waxaa la sheegay in la dhameystirayo cutubyada dhiman sida 5, 6, 7, 8 iyo 15-naad, kadibna guddiga dib u eegista…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maleeshiyaad Hubeysan Oo Haween Iyo Carruur Ku Dilay Xadka Gobolka Galgaduud Ee Itoobiya Maleeshiyaad hubeysan ayaa dad u badan carruur iyo haween ku dilay duleedka deegaanka Kaxandhaale oo dhaca xuduudka gobalka Galgaduud uu la wadaago Itoobiya. Inta la og yahay Seddax Qof oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada AMISOM Oo Madaafiic Ku Garaacay Deegaanka Jannaale Ee Sh/hoose Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa madaafiic habeenkii xalay ahaa ay ciidamada AMISOM ku garaaceen deegaanka Jannaale ee gobolka Shabellaha Hoose. Qof ku sugan deegaankaasi oo la hadlay Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Heshiis Laga Gaaray Dagaallo Ka Dhacay Deegaanka Gadoon Ee Gobolka Galgaduud Waxaa heshiis laga gaaray dagaallo ku salaysnaa aano qabiil oo in muddo ah ka taagnaa Degaanka Gadoon ee ka tirsan Gobolka Galgaduud. Kadib wadahal socday maalmo ayaa waxaa lagu gaaray…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Doon Sidday Hub Badan Oo Gacanta Lagu Dhigay Xilli Ay Kusoo Wajahnayd Soomaaliya Markab dagaal oo laga leeyahay wadanka Australia ayaa gacanta waxa uu ku dhigay jimcihii aynu kasoo gudubnay dooni sidday hub tiro badan, kaasi oo kusoo wajahnaa Soomaaliya. Markabkan oo lagu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Banaadir Oo Shacabka Ka Dalbaday Wada Shaqeyn Amni Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa sheegay inay aad usoo dhaweynayaan in lagu soo wareejiyo ka maamul ahaan amniga magaalada Muqdisho. Waxa uu sheegay gudoomiyaha…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh “Waxaan Dagaal Kula Jirnaa Cadow Caalami Ah Oo Khatar Ku Ah Amnigeena Iyo Jiritaankeenna” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u daah-furey barnaamijka wadashaqeynta gobolka iyo degmooyinka gobolka Banaadir ee xoojinta amniga caasimadda. Kulankan ballaaran oo ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Turkiga: 172 Milyan oo Dollar oo Kaalmo ah ayuu Soomaaliya Gaarsiiyay 5-tii sano ee La soo dhaafay Kaalmada dalka Turkiga ee Soomaaliya ee 5-tii sano ee la soo dhaafay waxaa ay gaartay ilaa 500 Milyan Lira ama 172 Milyan oo dollar Mareykanka ah. Warbixin oo ay qortay…