1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Khasaare Geystay Oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Muqdisho Ugu yaraan 5 ruux ayaa ku dhintay qarax miino oo maanta ka dhacay agagaarka deegaanka Carbiska ee duleedka magaalada Muqdisho. Qaraxani ayaa lala eegtay ciidamo saarnaa baabuur Cabdi Bile ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska gobalka Banaadir ayaa amray in la dhiso dhammaan dhismayaashii ku burburay qaraxyadii ugu dambeeyay ee Muqdisho. Jeneraal Cali Xirsi Barre Cali Gaab ayaa sheegay in wasaaradda warfaafinta looga baahan yahay inay dib u dhisto dhismayaal ka tirsan Fiyooraha oo ku burburay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xarunta Iskaashatada Gaadiidka oo La Dhagax Dhigay iyo Guddoomiyaha Gobolka oo Balan Qaaaday Dhismayaasha Goobaha Burbursan Guddoomiyaha gobalka Banaadir ayaa maanta dhagax dhigay xarunta Iskaashatada gaadiidka oo dhammaanteed ku burburtay qaraxii hotelka SYL. Guddoomiyaha gobalka Banaadir Yuusuf Jimcaale, ku xigeennadiisa iyo guddiga iskaashatada gaadiidka gobalka Banaadir…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkii Golaha Wasiirada Oo Looga Hadlay Abaaraha Ka Jira Dalka Iyo Meel Marinta Lix Safiir Cusub Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Caddaaladda C/laahi Axmed Jaamac (Ilkajiir), iyadoo looga hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Beesha Caalamka Oo Ka Wada Hadlay Taageerada Iyo Daryeelka Ciidammada Soomaaliya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada kulan kula yeeshay wakiillada beesha caalamka u fadhiya Soomaaliya, oo uu kala hadlayey daryeelka iyo taageerada ciidammada Soomaaliya.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka degmada Balanballe Oo Sheegay In Caqabado Badan Ay La Kulmaan Booliiska Degmadaasi Maamulka degmada Balanballe ee gobalka Galgaduud ayaa faah faahin ballaaran ka bixiyay qaabka ay u shaqeeyaan ciidamada Booliiska ee degmadaasi. Gudoomiye ku xigeenka degmadaasi Cabdirisaaq Axmed Xalane oo la hadlay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wsiirka Dastuurka “Meel Wanaagsan ayeey Mareysaa Ka Qeybgalidda Shacabka Ee Doodaha Dastuurka” Wasiirka wasaaradda Dastuurka ee xukuumadda Soomaaliya Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen oo wareysi siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in meel wanaagsan ay marayso doodda shacabka Soomaaliyeed ee ku aadan arrimaha Dastuurka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dayactirka Buundada Degmada Afgooye Oo Meel Gabogabo Ah Maraya Buundada degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa maalmahan dambe waxaa ku socday dayactir ballaaran, iyadoo xilligaan lasoo sheegayo in dayactirkaasi yahay mid gabogabo ah. Dadka ku dhaqan degmada Afgooye…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Dad Lagu Soo Qabqabtay Ka Sameeyay Afgooye Howlgallo dad lagu soo qabqabtay ayaa ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM waxay ka sameynayaan degmada Afgooye ee gobalka Shabeellaha Hoose. Saqdii dhexe ee xalay ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland oo La Wareegtay Gacan ku Heynta Deegaanka Garacad Ciidamada Puntland ayaa saaka lagu soo warramayaa inay ku sugan yihiin deegaanka Garacad ee gobalka Mudug halkaasoo maalmihii la soo dhaafay ay ka maqnayd gacantooda. Wararka ka imaanaya Garacad ayaa…