1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Sheegay In Qatar Badan Ay Keeni Karto Hadii Al-shabaab Fariisimo Ka Sameystaan Buuraha Gobalka Nugaal Mid ka mid ah aqoonyahannada Soomaaliyeed ayaa sheegay in qatar aad u xooggan ay keeni karto hadii dagaalyahannada Al-shabaab ay fariisimo cusub ka sameystaan Buuraha gobolka Nugaal. Maxamed Maxamuud Nuur…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhalatay Weerar Xalay Ka Dhacay Magaalada Boosaaso Hal qof ayaa ku dhintay Laba kalena wey ku dhaawacmeen xalay abaara 8-dii fiidmimo markii rag hubeysan ay weerareen goob ay ku sugnaayeen ciidamo la sheegay inay ilaalo u ahaayeen,…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka 12-sano Kadib Geeridii Xaliima Khaliif Cumar Magool (Taariikh) Maanta oo Kale sanadkii 2004-dii Isbitaal kuyaalla Dalka Holand waxa ku geeriyootay Boqoradii Codka Xaliima Khaliif Cumar Magool oo mudo dheeer ku jirtay Fanka Soomaaliyeed. Allaha u Naxariistee Magool waxay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Mid Ka Mid Ah Raggii Weerarka Ka Geystay Paris Oo Lagu Qabtay Dalka Belgium Shaqsi ka mid ah koox la aaminsanyahay in ay ka dambeeyeen weerarkii Paris lagu qaaday ayaa isaga oo dhaawac ah gacanta lagu soo dhigay kadib iska hor imaad dhexmaray Police-ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Ku Saabsan Hannaanka Loo Marayo Dhismaha Dowladaha Hoose Oo Lagu Qabtay Muqdisho Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka waxaa lagu soo gabagabeeyay shir looga hadlayey hannaanka dhismaha dowladaha Hoose ee dalka, kaasi oo ay ka qeybgaleen qaar ka mid ah maamul gobaleedyada dalka…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Degmada Afgooye Oo Si Iskaa Wax u Qabso Ku Dhisaya Buundada Yar Ee Degmada Afgooye Shacabka ku dhaqan degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa billaabay in si iskaa wax u qabso ah ay ku dhisaan Buundada yar ee degmada Afgooye, taasi oo isticmaalkeedu muhiim…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Dowladda Federaalka Oo Maanta Diyaarad Hub Sidda u Dirtay Maamulka Puntland (Sawirro) Garoonka diyaaradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho waxaa maanta ka ambabaxday Diyaarad hub u sidda maamulka Puntland kadib weerar gobolka Nugaal ay ku qaadeen ciidamada Al-shabaab. Hubkaan ayaa u badan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ehlada Maxamed Cabdi Afweyne Oo Dowladda Belgaum Ka Dalbaday Sii Deysmadiisa Ummu Saacid oo ah Xaaska Maxamed Cabdi Xasan Afweyne ayaa sharci daro ku tilmaantay Xukun xabsi 20 sano ah oo maxkamad ku taalo Belgaum ku riday Afweyne oo loo heeysto…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Guuleed “Ma Jirto Ciidan Al-shabaab Ah Oo Lug Ku Dhexmaray Degaannada Galmudug” Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa sheegay in dagaalyahannadii qabsaday deegaanno kamid ah Puntland aysan marin deegaannada Galmudug. Madaxweyne Cabdikariin Xuseen Guuleed oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Cadaado ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaallada Puntland iyo Al-shabaab Ee Ka Socda Gobolka Nugaal Xiisado dagaal ayaa saaka ka jira deegaanno kamid ah gobalka Nugaal oo ay ku dagaallamayaan Ciidamada Puntland iyo kuwa dagaalyahannada Al-shabaab. Deegaanka Suuj ee hoostaga degmada Dangoronyo ayaa laga maqlayay…