2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Looga Hadlayey Arrimaha Xuduudaha Dalka Oo Maanta Lagu Qabtay Magaalada Cadaado Degmada Cadaado ee gobolka Mudug ayaa maanta waxaa lagu qabtay kulan ballaaran oo looga hadlayey arrimaha federaalka iyo xuduudaha dalka. Kulankaan oo isugu jira wacyigelin iyo ka wada tashi arrimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Mareykanka oo Booqasho Taariikhi ah ku Jooga Dalka Cuba Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa gaaray jasiiradda Cuba si uu wada hadal ula yeesho dhigiisa dalkaasi Raul Castro Booqashadan Taariikhiga ah waa markii ugu horeysay oo madaxweyne aqalka cad ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal u Dhaxeeya Ciidamada Puntland Iyo Al-shabaab Oo Dib Uga Billowday Gobolka Mudug Wararka ka imaanaya deegaanka Garacad ee gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in duleedka degmadaasi uu dib uga billowday dagaal u dhaxeeya ciidamada maamulka Puntland iyo kuwa Al-shabaab. Wararku waxay sheegayaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dab Ka Kacay Isbitalka Madiina Ee Magaalada Muqdisho Dab khasaare hantiyeed geystay ayaa saaka abaare Salaaddii subax ka kacay Isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan qeybta qalliinnada ee Ibsitaalkaasi, kaasi oo baabi’iyay dhammaan agabkii iyo dawadii halkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Gobalka Shabellaha Hoose Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Xarakada Al-shabaab ayaa habeenkii xalay ahaa waxa uu ka dhacay deegaanka Laanta Buuro ee gobolka Shabellaha Hoose. Ciidamada Al-shabaab ayaa weerar…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Dab Ka Kacay Qeybta Dawada Ee Isbitaalka Banaadir Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dab habeenkii xalay ahaa ka kacay Isbitaalka Hooyada iyo dhallaanka ee Banaadir, gaar ahaan qeybta keydka ee dawada. Dabkan waxa uu geystay khasaare…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaalkii Maanta Gobalka Mudug Ku Dhexmaray Ciidamada Puntland Iyo Al-shabaab Dagaal u dhaxeeyay ciidamada maamulka Puntland iyo xarakada Al-shabaab ayaa maanta waxa uu ka dhacay deegaanka Dabakaaro oo qiyaastii 18-km u jira deegaanka Garacad ee gobalka Mudug. Dagaalka maanta ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adda Act for Somalia Oo Ku Talisay Dhowr Qodob Si Loo Helo Doorasho Ku Dhacda Caddaalad Hay’adda Act for Somalia oo ah hay’ad Maxalli ah ayaa ku baaqeysa in sanadkan doorashada August ee Soomaaliya ay noqoto mid nadiif ah oo dadka oo dhan ay iska dhex…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Kenya Oo Guul Ka Sheegatay Dagaalkii Ay Al-shabaab Kula Galeen J/hoose Dowladda Kenya ayaa sheegtay in askarteeda ay dileen 21 ka mid ah dagaalyahannada Al-shabaab kadib dagaallo ka dhacay gobolka Jubada Hoose. Afhayeenka ciidamada Kenya Col David Obonyo ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Dagaal u Dhaxeeya Ciidamada Puntland Iyo Al-shabaab Oo Ka Socda Mudug Wararka naga soo gaaraya gobalka Mudug ayaa waxay sheegayaan in dagaal u dhaxeeya ciidamada maamulka Puntland iyo kuwa Al-shabaab uu ka billowday deegaanka Dabakaraale oo qiyaastii 18-km dhanka bari kaga beegan…