1 daqiiqo Sheeko:Dalka Belgium: Weerarkii Brussels waxaa Fuliyay Labo Nin Oo Walaalo ah Warar laga sii daayey Telefishanka dalka Belgium-ka ayaa sheegaya in qaraxyadii 3-da ahaa ee Brussels ay fuliyeen labo nin oo walaalo ah, labadan ayaa sidoo kale la sheegay in ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mid ka Mid ah Raggii Fuliyay Weerarkii Brussels oo La Qabtay Nin lagu tuhunsaa in uu ka yahay 3-dii nin ee fulisay weerarka ku qaaday Belgium-ka ayey Booliiska dalkaas sheegeen in ay qabteen si laga soo xigtay wargeys dalkaas laga leeyahay.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh “Waxaan Ugu Hambalyeenayaa Ciidanka Puntland Guushii Ay Ka Gaareen Al-shabaab” Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu hambalyeeyay ciidamada Puntland guushii ay ka gaareen dagaalkii ay la galeen Xarakada Al-shabaab. War-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska Madaxweynaha ayaa sidan u…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Nin Walba Dantii Waddo u Xiray! Tan iyo markii ay soo if baxeen weerarada lagu qaado xarumaha dowladda, goobaha dadku ay isugu yimaadaan sida hoteeladda iyo maqaayadaha waxaa isi soo tarayay xirashada wadooyinka muhiimka u ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Buuloburde Oo Ku Baaqay Gurmad Lala Gaaro Dadka Ku Dhibban Degmadaasi Maamulka degmada Buuloburde ee gobalka Hiiraan ayaa ku baaqay in gurmad bini’aadannimo oo degdeg ah lala gaaro dadka ku dhaqan degmadaasi qaarkood oo xilligaan xaalad nolol xumo ay soo wajahday.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Qorsheynta Maamulka Koonfur Galbeed Oo Loo Dhisayo Xarun Ay Ku Shaqeyso Munaasabad lagu dhegax dhigayey xarun cusub oo ay ku shaqeyn doonto wasaaradda qorsheynta maamulka Koonfur Galbeed ayaa lagu qabtay magaalada Bahadba ee xarunta gobolka Baay, iyadoo munaasabadani ay ka qeybgaleen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Federaalka Oo Howlgallo Ka Wada Degmada Garbahaarey Ee Gedo Wararka ka imaanaya saakay oo Arbaco ah degmada Garbahaarey ee xarunta Gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ay halkaasi ka wadaan howlgallo la sheegay in amniga lagu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Waxaan Dilnay 112 Ka Tirsan Al-shabaab Maamulka Puntland oo ka hadlay dagaalladii ay Al-shabaab kula galeen deegaanno ka mid ah gobollada Nugaal iyo Mudug ayaa tilmaamay iney dileen dagaalyahanno badan, kuwo kalena ay nolosha ku qabteen.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Magaalada Baladweyne Kulamo Kala Duwan Kula Leh Waxgaradka Hiiraan Iyo Sh/dhexe Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo shalay gaaray magaalada Baladweyne, xalayna ku hoyaday magaaladaasi ayaa wada kulamo gaar gaar ah oo uu la yeelanayo Odayaasha dhaqanka iyo sidoo kale qaar…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Cambaareeyay Qaraxyadii Maanta Ee Brussels Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cambaareeyay qaraxyo maanta ka dhacay magaalada Brussels ee dalka Biljamka kuwaa oo geystay khasaare kala duwan. War-saxaafadeed laga soo saaray Xafiiska Madaxweyne…