2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkii Golaha Wasiirada Oo Maanta Looga Hadlay Arrimo Ku Saabsan Amniga Dalka Iyo Abaaraha Jira Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, waxaana shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke, iyadoo kulankan looga hadlay qodobo ay ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal u Dhaxeeya Ciidamada Galmudug Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ka Socda Gobolka Mudug Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ee bartamaha Soomaaliya waxay sheegayaan in dagaal uu maanta ilaa xalay ka socda tuulada Jiirey oo u dhaw deegaanka Af Barqaawo ee Gobolkaasi, kaa oo u…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul wasaare Cumar Oo Ka Warbixiyey Waxyaabihii Uu Kala Soo Kulmay Odayaasha Dhaqanka Hiiraan Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho labo maalin ah ku tagey magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, ayaa kulamo kala…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobalka Hiiraan Oo Sheegay In Saameyn Ay Ka Dhalatay Biyo Yaraanta Wabiga Shabelle Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa ka hadlay biyo yareynta wabiga Shabelle, isaga oo sheegay in dhibaato badan ay la kulmeen shacabka ku dhaqan gobolkaasi. Dabageed oo wareysi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adda Culimada Soomaaliyeed Oo Dowladda Federaalka Ugu Baaqday u Gurmashada Dadka Ay Saameysay Abaarta Ka Jirta Dalka Hay’adda culimada Soomaaliyeed ayaa shacabka qeybahiisa kala duwan ugu baaqday inay ka qeyb qaataan u gurmashada walaalaha ay saameysay abaarta ka jirta inta badan gobollada dalka Soomaaliya. Guddoomiye ku xigeenka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka SOSCENSA: Waxaa Jirta Habab Badan Oo Loogu Gurman Karo Shacabka Abaartu Ku Hayso Gobollada Dalka Guddoomiyaha Jilayaasha aan dowliga ahayn ee SOSCENSA Cabdullaahi Maxamed Shirwac ayaa sheegay inay jiraan habab badan oo loogu gurman karo dadka abaaruhu ay saameeyeen ee ku nool qaar ka mid…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Ku Guuleystay Xallinta Tabashada Waxgaradka Gobolka Hiiraan Ee Shirka Jowhar Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo shalay tagay magaalada Baladweyne ayaa maanta soo gabagabeeyay safarkii uu halkaasi ku joogay, waxaana uu ku guuleystay xallinta tabashada waxgaradka gobolka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Wada Tashiga Horumarinta Qorshaha Qaran Oo Maanta Ka Furmay Magaalada Cadaado Waxaa maanta degmada Cadaado ee gobalka Galgaduud ka furmay shirka wada tashiga horumarinta qorshaha qaran, kaasi oo ay ka qeybgaleen mas’uuliyiin dhowr ah. Shirkaan oo maanta furmay waxaa ka qeybgalay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Itoobiya Oo Lagu Eedeeyay Dhibaateynta Shacab Ku Dhaqan Gobolka Galgaduud Qaar ka mid ah dhallinyarada ku nool magaalada Muqdisho ayaa dowlada Federaalka ee Soomaaliya iyo maamulka Galmudug ugu baaqay inay wax ka qabtaan tacaddiyo ciidmada Itoobiya ay ka geysteen qeybo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo Dhaamin Laga Billaabayo Deegaannada Puntland Ee Abaartu Ka Jirto Gudiga gurmadka biyo dhaaminta deegaanada Puntland ayaa sheegay iney ku guda jiraan qabanqaabadii ugu dambeysay oo ay ku doonayaan iney biyo dhaamin ugu sameeyaan dadka abaartu saamaysay. Gudigaan oo ka…