3 daqiiqo Sheeko:Dalka Saameynta Taargooyinka Kala Nuuca Ah Ee Ay Sameysteen Maamul Gobaleedyada Dalka Muddooyinkii dambe waxaa taagneyd cabasho ay qabeen gaadiidleyda kala duwan ee ka shaqeeya gobollada dalka iyo kuwa gobolka Banaadir ee u safra deegaannada Maamulka koofur galbeed taasi oo la xariirta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug Oo Sheegay Inay Qabteen Dooni Ay La Socdeen Rag Ka Tirsan Al-shabaab Maamulka Galmudug ayaa sheegay in ay gacanta kusoo dhigeen dooni ay la socdeen rag ka mid ah dagaalyahannada Al-shabaab, kadib howlgallo ay sameeyeen ciidanka maamulkaasi. Wasiirka Warfaafinta maamulka Galmudug Maxamuud…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Gobolka Hiiraan Oo Seddax Qodob Hordhigay Dowladda Federaalka Waxgaradka ku dhaqan gobolka Hiiraan, gaar ahaan ugaasyadii la kulmay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dowladda hor dhigay Seddax qodob oo ay sheegeen inay u arkeen xalka ugu haboon ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Shacab Dhigay Dibad Bax Ka Dhan ah Monitoring Group(Sawirro) Boqolaal dad ah ayaa isusoo bax looga soo horjeedo Monitoring Group ka sameeyay Daljirka daahsoon ee bartamaha magaalada Muqdisho. Odayaal, Ganacsato, dhalinyaro, haween iyo dadweyne badan ayaa ku dhawaaqayey erayo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Sare Ee Ciidanka Qalabka Oo Adkeysay Xukunkii Dilka Ahaa Ee Xasan Xanafi Xaaji Maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida ayaa maanta oo Sabti ah waxaa ay adkeysay xukunkii dilka ahaa Xasan Xanafi Xaaji Cabdisalaan oo horay maxkamadda darajada koobaad ee ciidamada qalabka sida…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Dibadbaxyo Rabshado Wata Oo Ka Billowday Magaalada Baladweyne Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ka billowdeen dibadbaxyo rabashado wata, kuwaa oo ay dhigayaan dad shacab ah islamarkaana ay uga…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Hoos u Dhac Ku Yimid Qiimaha Shidaalka Ee Suuqayada Magaalada Muqdisho Hoos u dhac aad u ballaaran ayaa xilligaan laga dareemayaa qiimaha la kala siisto shidaalka suuqayada magaalada Muqdisho, taasi oo saameyn badan ku yeelatay ganacsato badan oo shidaalka iibisa. Waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Heshiis Ay Wada Gaareen Hogaanka Maamulka Jubbaland Iyo Siyaasiyiinta Beel Degta Gobollada Jubbaland Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose waxaa lagu soo gabagabeeyay shir Labo weji ah oo halkaasi uga soconayey hogaanka sare ee maamulka Jubbaland iyo sidoo kale siyaasiyiinta beel degta gobolladaasi.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh “Ajendaha Keliya Ee Dowladda Ka Leedahay Hiiraan Iyo Sh/dhexe Waa In Maamul Ay Yeeshaan Labada Gobol” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya aysan marnaba ka daali doonin inay ka mira dhaliyaan dhismaha maamul goboleed ay yeeshaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug Oo Sheegay In Saacado Lagu Soo Afjarayo Dagaallada Ka Dhanka Ah Al-shabaab Ee Mudug Maamulka Galmudug State ayaa sheegay in saacado lagu soo afjari doono dagaallo ay ciidanka maamulkaasi kula jiraan Xarakada Al-shabaab, kuwaa oo ka socda gobolka Mudug. Madaxweynaha maamulkaasi Cabdikariin Xuseen Guuleed…