3 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Oo Lugu Soo Daray Liiska Dalalka Ugu Militariga Xoogan Dunida Waxaan halkan idiinku soo gudbineynaa Liiska 126 Dal ee ugu Ciidanka iyo xoogaga badan Aduunka iyo sida ay u kala horeeyaan, Liiskan waxaa soo saartay Global Firepower. Waxaa xusid mudan in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo Sheegtay Inay La Socoto In Itoobiya Ay Wabiga Shabelle u Leexisay Deegaanno Hor Leh Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay ka warhayso in dowladda Itoobiya ay deegaanno cusub u leexisay Wabiga Shabelle si biyuhu ay dhul badan u gaaraan. Wasiirka Wasaaradda warfaafinta xukuumadda Soomaaliya…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Abaaraha Ka Jira Gobolka Awdal Oo Saameyn Badan Ku Yeeshay Qoysaska Reer Miyiga Ah (Sawirro) Deegaanno ka mid ah gobollada Waqooyi ee dalka waxaa ka jira abaar baahsan oo saameyn ku yeelatay dadka iyo Duunyada, iyadoo ay jiraan dad u geeriyooday abaartaasi. Wariyaheena Cumar Seerbiya…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan “Dowladda Waxay Sii Wadeysaa Dadaalkeeda Ku Aaddan In Shirka Ka Socda Jowhar Uu Noqdo Mid Loo Dhan Yahay” Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay go’aanka ay maanta magaalada Beled Weyne kaga dhawaaqeen ilaa toddoba beelood oo ka mid ah beelaha gobolka Hiiraan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 7 Qof Oo Lagu Tuhunsan yahay Burcad Badeedda Soomaalida oo Dacwadooda Ka Bilaabaneyso Paris Waxaa Talaadada lagu maxkamadeyn doonaa magaalada Paris ilaa 7 ka tirsan Burcad badeedda Soomaalida kuwaas oo lagu tuhunsan yahay in ay afduubteen Markab Faransiiska laga leeyaha. Markabka ay burcadda afduubteen…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo 1-Milyan Oo Doolar Ugu Yaboohday Dadka Abaartu Ku Hayso Gobollada Dalka Kulan ay isugu yimaadeen guddiga ka kooban wasiirada ee dhinaca gurmadka abaaraha u qaabilsan xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo xubno ka tirsan hay’adda culimada Soomaaliyeed ayaa waxa uu maanta ka dhacay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo Sheegtay Inay u Gurmaneyso Dadka Abaarta Ku Hayso Somaliland Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay u gurmaneyso dadka abaartu ay ku hayso gobollada Waqooyi ee dalka, maadaama ay ka jirto xaalad adag oo dhanka nolosha ah. Wasiirka wasaaradda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda oo Heshiis La Gaartay Odoyaasha Dhaqanka ee Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe Waxaa goordhaw heshiis ku gaaray magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan dowladda Soomaaliya iyo Odoyaasha Dhaqanka ee Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe. Qodobada Lagu Heshiisyay waxaa ka mid ah: In shirka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Baladweyne Kula Kulmaya Waxgaradka Gobolka Hiiraan Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maalintii Seddaxaad waxa uu ku sugan yahay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, halkaasi oo kulamo uu kula leeyahay waxgaradka gobolkaasi. Ulajeedka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wabiga Shabelle Oo Keenay Biyo Aan Badneyn Wabiga Shabelle oo maalmihii ugu dambeeyay Biyo la’aan ahaa ayaa lagu soo waramayaa in xilligaan uu keenay biyo aan badneyn xilli dad badan ay saameyn ku yeelatay biyo la’aantani. Wararku…