1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dib u Dhis Lagu Sameynayo Waddo Isku Xirta Deegaanka Wisil Iyo Degmada Hobyo Ee Mudug Maamulka deegaanka Wisil ee gobalka Mudug ayaa sheegay in dib u dhis lagu sameynayo waddo muhiim ah oo isku xirta deegaankaasi iyo degmada Hobyo. Cali Xasan Guuleed oo ah gudoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo Dhaamin Laga Billaabay Tuulooyin Ka Tirsan Gobolka Shabellaha Dhexe Tuulooyin ka tirsan Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa xilligaan waxaa ka billowday biyo dhaamin, xilli halkaasi ay dadka halis ugu jireen in biyo la’aan darteed u geeriyoodaan. Biyo dhaamintaan waxaa iska…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Jeneraal Galaal “Dagaallada Al-shabaab Ee Puntland Waa Kuwo Is Ballaarin Ah” Jeneraal Maxamed Nuur Galaal oo ah qabiir xagga ciidanka ah ayaa sheegay in weerarka Xarakada Al-shabaab ee deegaannada Puntland ay u muuqato mid ay ku doonayaan iney isku fidiyaan deegaanno…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo Ku Baaqday u Gurmashada Shacabka Ku Sugan Deegaannada Dalka Ee Abaarta Ka Jirto Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay abaarta ka jirta qeybo ka mid ah gobollada dalka Soomaaliya, maadaama dad badani ay dhibaato nololeed soo wajahday. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Xasan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Ciidamada Kenya Ee AMISOM Iyo Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Gobolka J/hoose Dagaal u dhaxeeyay ciidamada Kenya ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM iyo sidoo kale Xarakada Al-shabaab ayaa gabbal dhacii shalay waxa uu ka dhacay deegaanka Xayi ee gobalka Jubada Hoose,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh “Dowladda Federaalka Si Buuxda Ayey u Garab Taagan Tahay Puntland Dagaalka Ay Kula Jirto Al Shabaab” Madaxweynaha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dagaalka ay Al Shabaab ka waddo degaannada dowlad goboleedka Puntland uu qeyb ka yahay barnaamijka ururkaasi ugu jiro waxyeeleynta shacabka Soomaaliyeed.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Jabuuti Oo Lagu Wareejiyey Maxaabiis Looga Qabsaday Dagaalkii Ay La Galeen Eretria Dowladda Jabuuti ayaa lagu wareejiyey Afar Maxaabiis oo looga qabsaday dagaalkii ay la galeen dowladda Eretria Sanadkii 2008, kuwaasi oo lagu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha Jabuuti. Maxaabiistan oo shalay dib…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Amnesty International Oo Cambaareysay Heshiiska Turkiga iyo Midowga Yurub Ee Qaxootiga Siiriya Ururka Amnesty International ayaa dhaleeceeyay heshiis Jimcihii ay Midowga Yurub iyo Turkiga ku kala saxiixdeen oo ku saabsan dib u dajibta qaxootiga Suuriya. Amnesty International oo inta badan ka hadasha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 61 Qof Oo Ku Geeriyootay Diyaarad Ku Burburtay Ruushka Diyaarad Rakaab oo sidday ilaa 61 ayaa ku burburtay magaalo ku taalla koofurta Ruushka ee Rostov-on-Don. Diyaaradda oo ahayd Fly Dubai Boeing 737-800 kana soo kicitintay Dubia, waxaa saarnaa 55…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Seddex Carruur Ah Oo Ku Geeriyootay Barkad Biyo Oo Ay Ku Dhaceen, Gobalka Galgaduud Wararka ka imaanaya degmada Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud ayaa ku waramaya in duleedka degmadaasi ay ku dhinteen Seddax Caruur ah oo la sheegay inay ku dhaceen Barkad ay Biyo ku…