1 daqiiqo Sheeko:Dalka DF oo Sheegtay inaan La Hakin Raashinka iyo Daawada Dalka Gudihiisa Isaga Kala Goosha Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in aan la hakinin waxyaabaha lagamamaarmaanka u ah Bini’aadamka sida qutul daruuriga ah xilli dowladdu shalay soo saartay go’aan lagu hakinayo duulimaadyada daka gudahiisa ah.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Warka Subax ee Goobjoog 29-03-2020 Qodabada saakay ugu waa weyn warka subax ee GoobjoogFM ayaa waxa ay kala yihiin: Mareykanka & Dowladda Somaliya ayaa si wadajir ah uga hadley duqeyn laga fuliyey Gobolka Baay. Amarka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 28-03-2020 Qodobada ugu waa weyn barnaamij wareedka galab ee GoobjoogFM ayaa kala ah: Dowladda dhexe ayaa hakisay safarrada gudaha Dalka, si loo yareeyo Faah-faahinno kala duwan ayaa ka soo baxaya Qarax…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya Oo Si Ku Meel Gaar Ah U Joojisay Duulimaadyada Dalka Gudahiisa Ah Qoraal goor dhow ka soo baxay wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada Soomaaliya ayaa waxaa si ku meel gaar ah loo joojiyay duulimaadyada dalka gudahiisa ah laga bilaabo dhamaadka maalinto berito…
8 daqiiqo Sheeko:Dalka Saamaynta Dhaqaale Ee Coronavirus Ku Yeelan Doono Soomaaliya Coronavirus oo noqday mushkilad caalami ah, ayaa dunida ku yeeshay kuna yeelan doona saamayn u badan mid taban. Soomaaliya oo dhibka Virus-kan la qabta caalamaka aafadan la daalaa dhacaya, ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Puntland Oo Maanta Dhaqangalinaya Amarro Ay Soo Saareen Dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta oo sabti ah waxa ay hirgalinaysaa amarro ay soo saaratay maalinkii shalay ahaa kuwaas oo ku addanaa in gabi ahaanba deegaanada Puntland aan la keeni…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Warka Subax ee Goobjoog 28-03-2020 Qodabada saakay ugu waa weyn warka subax ee GoobjoogFM ayaa waxa ay kala yihiin: Puntland ayaa maanta dhaqan gelin doonta joojinta qaadka, si looga hortago faafidda Caabuqa COVID19. Madaxweynaha Somaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 26-03-2020 Qodobada ugu waa weyn barnaamij wareedka galab ee GoobjoogFM ayaa kala ah: Dowladda Soomaaliya Ayaa Xaqiijisay In Kiiskii Labaad Ee Coronavirus Ah Laga Helay Magalaada Muqdisho Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka FACT CHECK: Nabad iyo Nolol Iney Ka Beensheegto Hannaanka Deyn Cafinta, Qof Walbaa filayey! Ugu horreyn, ra’isul wasaare Xasan Kheyre oo xalay la hadlay saxaafadda waxaa uu ku faanay in maamulkoodu uu gaaray guusha deyn cafinta, mid cusubna qaadan karaan taas oo l barbardhigay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kiiskii 2-aad ee Coronavirus oo Soomaaliya Laga Helay Wasiirka caafimaadka ee Soomaaliya Fowsiyo Abiikar oo goordhow shir jaraa’id ku qabatay Muqdisho ayaa sheegtay in magaalada la helay kiis 2-aad ee qabo Coronavirus. Muwaadinkan oo ka yimid dibadda waxaa uu…