1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland oo Shaacisay Natiijadii Ka Soo Baxday Baaritaankii Dad Ay u Karaantiishay Xanuunka COVID-19 Dowlad goboleedka Puntland ayaa waxa ay shaacisay natiijada ka soo baxday baaritaan ay ku sameysay dad ay dhowaan magaalada Garoowe ku karaantiishay kuwaas oo looga shakiyay in ay qabaan xanuunka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qofkii 2-aad oo Ka Shaqeynayay Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo Laga Helay Coronavirus Qofkii labaad oo la shaqeynayey Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa la xaqiijiyay inuu qabo Cudurka Covid 19, sida uu sheegay Xafiiska (UNSOM) ee Muqdisho. Qofkan oo ajanabi ah ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Markale Qaad Ku Gubtay Magaalada Boosaaso Ciidanka booliska gobalka Bari ayaa xalay meel fagaare ah waxa ay ku gubeen qaad la sheegay in si dhuumaalaysi loo soo galin rabay xarunta ganacsiga maamulka Puntland ee Boosaaso. Qaadkaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Warka Subax ee Goobjoog 05-04-2020 Qodabada saakay ugu waa weyn warka subax ee GoobjoogFM ayaa waxa ay kala yihiin: Xafiiska UNSOM ee Somaliya ayaa xaqiijiyay in qof labaad oo ka mid ah shaqaalaheeda laga helay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 04-04- 2020 Qodobada ugu waa weyn barnaamij wareedka galab ee GoobjoogFM ayaa kala ah: Madaxweynaha Galmudug iyo Wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaaray degaano iyo degmooyin ku yaalla Waqooyiga gobolka Galgaduud. Wasaaradda Arrimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dr Cabdulqaadir Boolaay Oo Maanta Ku Geeriyooday Dalka Ingiriiska Allaha u naxriistee Dr Cabdulqaadir Cali Boolaay ayaa maanta waxa uu ku grriyooday isbitaal ku yalla magaalada London ee caasimadda waddanka Ingiriiska. Marxuumka geeriyooday ayaa horey uga soo mid noqday…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka DFS oo Si adag u Cambaareysay Kufsigii Afgooye Loogu Geystay Gabdho Yar-Yar oo 3-Sano Jirro Ahaa Xukuumadda Soomaaliya ayaa luuqad adag waxa ay ku cambaaraysay fal kufsi ah oo 30-kii Maarso ka dhacay degmada Afgooye ee gobalka Shabeelaha hoose, kufsigaas oo loo geystay gabdho yar yar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madasha Xisbiyada Qaran oo Dalbatay Doorasho Xor Ah oo Waqtigeeda Ku Dhacda Madasha xisbiyada qaran ayaa waxa ay warmurtiyeed ka soo saareen doorashada dalka ku soo wajahan ee la filayo in ay qabsoomto sanadka 2020-2021, xilli dunida uu kala xiray caabuqa Coronavirus,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Warka Subax ee Goobjoog 04-04-2020 Qodabada saakay ugu waa weyn warka subax ee GoobjoogFM ayaa waxa ay kala yihiin: Dowlada Soomaaliya ayaa shaacisay in tirada dadka qaba COVID-19 ay gaartay 7 ruux, oo ajaaniib iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 02-04- 2020 Qodobada ugu waa weyn barnaamij wareedka galab ee GoobjoogFM ayaa kala ah: Madaxweyne Farmaajo Oo Cafis Madaxweyne U Fidiyey 148 Maxbuus Oo Ku Jiray Xabsiyada Dalka Taliska Booliska Magaalada Cadaado…