9 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Coronavirus Dartii… Xawaaladaha Dalka oo Xaalad Adagi Ay Soo Wajahday Shirkadaha xawaaladuhu badanaa waxey u adeegaan qurba joogta qaraabadooda iyo asxaabtooda gudaha dalka jooga lacagaha usoo dira; in kastoo mararka qaar la arko ganacsato dalka gudihiisa ku sugan oo lacago…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Caafimaadka oo Sheegtay inaysan Garanayn Sababta Loo Xiray Agaasime Ka Tirsan Wasaaradooda Wasiirka caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya Fowsiya Abiikar Nuur oo gelinkii dambe ee shalay shir jaraa’id ku qabatay magaalaada Muqdisho ayaa sheegtay in aysan ogeyn sababta ka dambeysa xariga loo geystay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Warka Subax ee Goobjoog 07-04-2020 Qodabada saakay ugu waa weyn warka subax ee GoobjoogFM ayaa waxa ay kala yihiin: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa boggaadiyay dadaalada Mideynta iyo dib u heshiisiinta ka socota Galmudug. Puntland…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaaf: Galmudug Waa Mid Labo Ma Ahan Waqtigaan Laga Bilaabo Madaxweynihii hore ee maamulka Galmudug ayaa sheegay in uu tanaasulay ka dib markii horey uu u qaadacay doorashadii uu ku soo baxay madaxweyne Qoorqoor waxa uuna tilmaamay in laga bilaabo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 06-04- 2020 Qodobada ugu waa weyn barnaamij wareedka galab ee GoobjoogFM ayaa kala ah: Madaxweynaha Galmuudug oo duleedka Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ku soo dhoweeyay Xaaf oo safar dhulka ah kaga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Maxay Goobjoog u Sheegeen Wasaaradda Caafimaadka Df iyo Dr. Maxamed Fuje? Iyada oo la duulayo cod ku faafay baraha bulshada kaas oo Dr. Maxamed Fuje oo ah madaxii hore ee xafiiska hey’adda WHO ee Soomaaliya uu ku sheegay in 64 god…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Qoorqoor iyo Xaaf Oo Ku Kulmay Magaalada Galinsoor Wafdi uu hogaaminayo madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa waxa ay magaalada Galinsoor kula kulmeen madaxweynihii hore ee maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf. Madaxweynihii hore ee Galmudug Xaaf ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran oo La Kulmay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Madaxweynihii hore ee Soomaaliya haatana ah guddoomiyaha madasha xisbiyada qaran Shariif Sheekh Axmed ayaa waxa uu magaalada Muqdisho kulan kula qaatay safiirka midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya Amb Nicolas Berlanga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyihii Hore ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo Xil Looga Magacaabay Xukuumadda Kheyre Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa Cabdulqaadir Shariif Sheekhuna Maye u magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya. Degreeto ka soo baxday xafiiska raiisul wasaaraha dalka ayaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Maxkamadda Sare ee Dalka oo Soo Saartay Go’aanno Warsaxaafadeed ka soo baxay guddoomiyaha maxkamadda sare ee dalka ayaa waxaa lagu kordhiyay muddadii la hakiyay dhageysiga dacwadaha madaniga ah, fursadaha dacwadaha cusub, racfaan qaadashada iyo fulinta ee madaniga ilaa…