1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Warka Subax ee Goobjoog 22-03-2020 Qodabada saakay ugu waa weyn warka subax ee GoobjoogFM ayaa waxa ay kala yihiin Ciidamada Amaanka Dowldaa aya xalay howlgallo dad lagu soo qabqabtay ka sameeyay qeybo ka mid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 21-03-2020 Qodobada barnaamij wareedka galabnimo ee GoobjoogFM ugu doorka roon ayaa waxa ay kala yihiin: Dowladda Somaliya ayaa muddo laba maalmood dib u fasaxday Duulimayada Caalmaiga oo maalmo ka hor la hakiyay. Dowladaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Dhabancad: Puntland Wadahadal Xamar Kulama Galeyso Dowladda Federaalka Wasiirka arrimaha gudaha dowlad goboleedka Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Garowe ayaa waxa uu sheegay in maamulka Puntland aysan magaalada Muqdisho u tagi doonin sidii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya Oo Muddo 2 Maalin Ah Dib U Fasaxday Duulimaadyada Caalamiga Ah War qoraala oo ka soo baxay dowladda federaalka Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in muddo 2 maalin ah dib loo fasaxay duulimaadyadii caalamiga ahaa oo dhowaan dowladdu xayiraaddu ku soo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Xogta Goobjoog: Itoobiya Oo Ciidan iyo Hub Soo Gelisay Soomaaliya, Sidee ugu Tunteen Sharciga? Ciidamo iyo gaadiid hor leh oo Itoobiyaan ah ayaa jimcihii soo galay gudaha Soomaaliya kadib markii ay ka soo gudbeen magaalada Jigjiga. Ilo xog-ogaal ah oo la hadlay Goobjoog News…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasiyiinta Hawiye Ee Ku Jira DF Oo Ka Shiray Saami Qeybsiga Ay Ka Heleen Koonfur Galbeed Kullan xalay ay Muqdisho ku yeesheen wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan dowladda federaalka ah kana soo jeeda besha Hawiye ayaa waxa ay uga shireen saami qeybsiga laga siiyay xildhibaanada cusub…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Warka Subax ee Goobjoog 21-03-2020 Qodabada saakay ugu waa weynee warka subax ee GoobjoogFM ayaa waxa ay kala yihiin Dowlada federalka Somaliya ayaa shaacisay inay howlgal ka dhacay deegaanka Janaale ku dishay sarkaal sare oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 19-03-2020 Qodobada barnaamij wareedka galabnimo ee GoobjoogFM ugu doorka roon ayaa waxa ay kala yihiin: Liiska Xildhibaanada Cusub Ee Maamulka Koonfur Galbeed Oo La Soo Saaray AkhrisoMaxkamadda Ciidamada oo Sii Deysay Masuuliyiin Loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Liiska Xildhibaanada Cusub Ee Maamulka Koonfur Galbeed Oo La Soo Saaray Waxaa goor dhow guddiga madaxa bannaan ee soo xulista baarlamaanka 2-aad ee dowlad goboleedka Koonfur galbeed ay soo saareen liiska xildhibaanada cusub ee maamulkaasi oo tira ahaan gaaraya 95 mudane.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Amarkii Dowladda ee Duulimaadyada oo Dhaqan Galay iyo Diyaarad Laga Celiyay Hargeysa Waxaa maanta dhaqan galay amarkii dhowaan ay soo saartay dowladda federaalka ee ku aaddanaa duulimaadayada caalamiga ah in aysan dalka imaan Karin muddo 2 todobaad ah, si looga baaqsado faafidda…