2 daqiiqo Sheeko:Dalka DF oo Ka Shiraysa Xayiraad Ay Ku Soo Rogto Kenya Iyo Itoobiya Oo Laga Helay Coronavirus Mareeyaha hay’adda duulista rayidka Soomaaliya Axmed Macallin oo la hadlay laanta afka Soomaaliga ee VOA ayaa waxa uu sheegay in dowladda federaalka ah ay ka shirayso sidii xayiraad dhinaca duulimaadyada…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Nuxurka Shirkii Wadatashiga Puntland Ee Shalay Ka Furmay Garoowe Waxaa shalay si habsami leh magaalada Garowe ee dowlad gobaleedka Puntland uga furmay shirka wadatashiga aayaha Puntland oo ay ka soo qeyb galeen madaxweyne Siciid Cabdillaahi Deni iyo madaxweyne ku-xigeenka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Warka Subax ee Goobjoog 16-03-2020 Qodabada saakay ugu waa weynee warka subax ee GoobjoogFM ayaa waxa ay kala yihiin Taliyaha xoogga Dalka ayaa soo saaray digniino iyo amarro ku socda ciidamada aan joogtada uga howlgelin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Shirka Wadatashiga Puntland Oo Garoowe Ka Furmay Waxaa goor dhow magaalada Garoowe ee xarunta gobalka Nugaal ka furmay shirka wadatashiga aayaha Puntland kaasi oo horey uu u cilaamiyay madaxweynaha Puntland ee Saciid Cabdulaahi Deni. Magaalaad Garowe ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Warka Subax ee Goobjoog 15-03-2020 Qodabada saakay ugu waa weynee warka subax ee GoobjoogFM ayaa waxa ay kala yihiin Shirkii Wada ashiga Puntland ayaa maanta ka furmaya Magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland. Meydka Gabar yar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 14-03-2020 Qodobada barnaamij wareedka galabnimo ee GoobjoogFM ugu doorka roon ayaa waxa ay kala yihiin: Darawal Mooto Bajaaj ayaa maanta lagu dilay Degmada Hodon Magaalada Muqdisho. Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa digniin u dirtay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DF oo Digniin Adag u Dirtay Dalalka Sida Sharci Darrada Ah uga Kalluumeysta Biyaha Soomaaliya Hadal ka soo yeeray dowladda federaalka Soomaaliya ayaa waxaa digniin adag loogu diray dalalka sida sharci darrada ah uga kalluumeysta biyaha Soomaaliya, waxaana dowladdu ay tilmaamtay in ay tallaabo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland oo Deegaanadeeda Ka Mamnuucday Dharka Huudheyda Ah, Cabsi La Xiriirta Coronavirus Taliska booliska dowlad goboleedka Puntland ayaa waxa uu war ka soo saaray dharka Huudheyda ah ee la keeno deeganada Puntland, waxaana gabi ahaanba booliska Maamulkaasi ay mamnuuceen dharkaasi, sababa la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Warka Subax ee Goobjoog 14-03-2020 Qodabada saakay ugu waa weynee warka subax ee GoobjoogFM ayaa waxa ay kala yihiin Dowlada Kenya ayaa ku dhowaaqday in uu dib u dhac ku yimid shir dhex mari ahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 12-03-2020 Qodobada barnaamij wareedka galabnimo ee GoobjoogFM ugu doorka roon ayaa waxa ay kala yihiin: Maxkamadda Ciidamada Oo Xukun Dil Ah Ridday Mareykanka Oo Wali Ka Aamusan Duqeyn Uu Dad Shacab Ah Ku…