2 daqiiqo Sheeko:Dalka Yuusuf Garaad: Madaxweyne Qoorqoor inkastoo aynaan isku ra’yi ahayn waxaan aqbalay Howsha uu ii xilsaaray Yuusuf Garaad Cumar wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa waxa uu soo dhoweeyay magaacaabista madaxweyne Qoorqoor ee ah in uu noqdo guddoomiyaha guddiga qabanqaabada xafladda Caleemasaarka ee madaxweynaha Galmudug…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Madaxweyne Qoorqoor Oo Magacaabay Guddi Ka Shaqeynaya Xafladda Caleema Saarkiisa Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqqor ayaa magacaabay guddi ka shaqeyn doona qabanqaabda xafladda caleema saarkiisa, waxaana guddigaasi ka soo muuqday masuuliyiin hore. Guddigan ayaa ka kooban 12…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu Sunna Oo War Cusub Soo Saartay, Baaqna U Dirtay Beesha Caalamka Ururuka ahlu sunna oo looga adkaaday siyaasadda maamulka Galmuduga yaa maanta waxa ay soo saareen war cusub oo ay kaga hadlayaan xaaladihii ay soo mareen muddooyinkii dambe oo dagaal uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliland Oo Si Kulul U Cambaaraysay Hadalkii Danjire James Swan Maamulka Soomaaliland ayaa waxa uu si kulul u cambaareeyay hadal ka soo baxay wakiilka qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya ee James Swan kaasi oo ahaa in uu la socon…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe: Wax Farqiya Oo U Dhaxeeya DF Iyo Al Shabaab Haba Yaraatee Ma Jiro Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo maanta ka hadlayay furitaanka kalfadhiga 2-aad ee baarlamaanka Jubbaland ayaa waxa uu dowladda federaalka ah ku eedeeyay in aysan waxba kaga duwanayn…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Axmed Madoobe Oo Maanta Furay Kal Fadhiga 2-aad ee Baarlamaanka Jubbaland Munaasabad lagu daah furayay kal fadhiga 2-aad ee baarlamaanka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa maanta waxa ay ka dhacday magaalada Kismaayo oo xarun ku meel gaar ah u ah maamulkaasi, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nin Odey Ah Oo isku Gowracay Magaalada Muqdisho Wararka naga soo gaaraya gudaha suuqa weyn ee Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goordhow nin Oday ah uu isku dilay suqaasi. Dilka ayaa ka dhacay halka loo yaqaano…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobay oo Ka Digtay Ayax kale oo ka Dillaaca Soomaaliya Hay’adda Jimciyadda Quruumaha ka dhexeysa u qaabbilsan dalagga iyo Beeraha ee FAO ayaa ka digtay inuu Soomaaliya ka kaco taranka Ayaxii dhowaan ka dillaacay waddamada bariga Afrika, kaas oo waxyeello…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warsaxaafadeed: Akhriso Qodobada Ay Ku Heshiiyeen Madasha Xisbiyada Qaran Shir ay isugu yimaaddeen Madasha Xisbiyada Qaran (MXQ) mudadii u dhaxeysey 29ka Febraayo illaa 4ta Maarso 2020, oo ay kasoo qaybgaleen dhammaan xisbiyada xubnaha ka ah MXQ. Muddadii 5-ta casho…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sidee Ku Timid in Madasha Qaran ay Hal Xisbi iyo Hal Murashax Yeelato 2020? Shir muddo shan maalin uga socday dalka Turkiga mas’uuliyiinta madasha qaran ayaa ugu dambeyntii la go’aamiyey in madashu hal xisbi noqoto, isla markaana doorashada 2020-ka ay hal murashax yeeshaan. Xisbiyada…